Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa dalka UK kaga qeyb galay shir ku saabsan sidii wadajir looga shaqayn lahaa dhisidda u adkeysiga cimilada ee xaaladaha jilicsan iyo kuwa colaaduhu saameeyeen oo ka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Aqalka Madaxtooyada magaalada Asmara kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Eriteriya Isaias Afwerki. Labada Madaxweyne ayaa kulanka ay yeesheen uga hadlay xoojinta xiriirka iskaashiga labada dal, Arrimaha…
Dowladda Maraykanka aya diyaarado u kiraysay in ay kusoo daadgurayso muwaadiniinteeda ku dhibaataysan dalka Haiti si ay uga hortagto halis weliba oo ay la kulmi karaan Muwaadiniintaasi sida ay sheegeen mas’uuliyiin katirsan Xukuumadda Washington. Waaxda…
Mas’uuliyiin katirsan Hay’adda Cunnadda Adduunka ee Qaramada Midoobay hoostagta loona soo gaabiyo WFP ayaa walaac ka muujiyay xaaladda dadka ku gaajaysan Jamhuuriyadda Suudaan ee saamaynta taban ku reebtay Colaadda Dalkaas ka jirta. WFP ayaa sheegtay…
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in Dowladdu ay ka go’an tahay sidii ay usoo afjari lahayd falalka amniga liddiga ku ah & ciribtirka ‘AS’.…
Kelyaha aadanuhu waa xubin aad muhiim ugu ah jirka, waxa ayna ka shaqeeyaan in ay wasakhda ka saaraan dhiigga iyadoo kaadi ah. Kelyuhu waxay sidoo kale caawiyaan xakamaynta cadaadiska dhiigga iyo ilaalinta dheelitirka kiimikada. Sidoo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa garoonka diyaaradaha ee Aaddan Cadde ku sii sagootiyey mas’uuliyiin iyo muwaadiniintii Soomaaliyeed ee ku waxyeeloobay weerarkii lagu qaaday Hotelka SYL, kuwaas oo xaaladdooda caafimaad lagu soo…
Dowladda Soomaaliya ayaa Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ugu mahadcelisay meelmarinta qaraar ka hadlaya Islaam nacaybka, iyo magacaabista Ergeyga Gaarka ah ee loo xilsaaray in uu wax ka qabto arrimaha la xiriira Islaam…
Laba kiis oo murugo badan oo labaduba dhowaan ka dhacay Xamar, qabsadayna baraha bulshada, ayaa dareenkeyga taabtay, in badan aan ka fekeray, iguna dhaliyay in aan qoro sadarradaan. Waa kiiska Marxuum Cabdinaasir Muuse Cabiraxmaan Dahable…
Xadgududbka ay Itoobiya kula kacayso Soomaaliya waa mid iyada u daran, sababtoo ah waa dal kala socda oo ay dagaallo sokeeye ka socdaan. 1- Qowmiyadda Tigreega horay ayaa ku dhowaaad hal milyan oo qof looga…
Wargayska New York Times ayaa shalay baahiyey qoraal sir ah oo la xariira dagaalkii Black Hawk Down ee 30 sano ka hor maanta oo kale 03 October 1993 Muqdisho ku dhexmaray ciidanka Maraykanka iyo taageerayaasha…
Bartamihii August ee 1986-dii ayaa waxaa goob fagaare ah la isugu keenay mid kamida dadkii ku noolaa magaalada Kuhpayeh ee dalka Iiraan, si dhagax nafta looga qaado Soraya Manuchehri. Maammulkii Aayatullaahi iyo Sheekhii magaalada waxay…
Saaka qarankii oo la caraysan cawradiisa ilaa shalay la hadal hayey ayaa soo toosay, isagoo ku qaylinaya “waryaaya idinkaa i qaawiyee maxaad ka qajilaysaan? Haddana wuu is dejiyey, wuxuuna is waydiiyey, wuxuuna iskula hadlay, horta…
Xalay xilli danbe oo aan kubbad ka imid ayaan ku soo lugeeyey jidka facebook ee dhexmara xaafadda baraha bulshada, waxaan ku soo baxay qolo fadhi ku diraraysa; Mid baa yiri “bisinka iyo burdaha, tanni wax…
Aabihiina wuxuu ka tirsanaa ciidankii Daraawiishta, markii Sayidkii la jebiyey, ayuu ku soo laabtay degankiisii, wuxuu la kulmay reerkii oo xoolo beelay, wuxuuna noqday qowsaar xoola raac ah, isagoo maalin Geel la jira ayaa Libaax…
Go’aammadii Shirkii 6aad ee Golaha Wadatashiga Qaranka (GWQ) ee 27 Maajo 2023 waxaa ka dhashay doodo kulul oo isugu jira soo dhoweyn, taagero iyo dhalliilo baraha bulshada qabsaday. Waa la soo dhoweeyay go’aanka ka guurista…
TENDER N°: T/02/SHELTER/NFI/STATIONARY/VEHICLE-RENT/AUG/21, HINNA is requesting through this tender a company to provide detailed written quotations for the supply of the following products: PROCUREMENT BoQ of 19850 Project:-Women Pioneers for Peace and Life – HINNA…
HINNA as a local humanitarian organization, established in 2003 for providing humanitarian support to the vulnerable and marginalized populations in south and central Somalia, HINNA is an active partner with Somali Humanitarian Fund (SHF) coordinated…
Af, waa nooc ka mid ah hababka ay dadku ku wada xiriiraan, oo leh qaab-dhismeed gaar ah iyo ereyo gudbinaya macne, kaas oo ay adeegsadaan ummad meel qura ama kala fog ku nool. Waa tiir…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa sheegay in maamulkiisa uu dagaal xooggan la galayo Dad uu ku tilmaamay in ay bulshada ku dhex faafinayaan dhaqan-xumo ay ka keeneen meelo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyay kulamada kala duwan ee looga hadlayo xal u helista kala aragti duwanaanta si meel loo wada dhigo dhammaan waxyaabaha lagu kala duwan yahay. Waxa uu sheegay…
Afkeena Soomaaligu waxa uu kamid yahay Luuqadaha sida xowliga ah u koraya una sameynaya horumarka dhinaca ku hadalka ah, balse horumarkaasi uma socda dhinaca aqoonta, Cilmiga iyo Soomaaliyeynta Culuumta, taasina waxa ay horseedi kartaa in…
Takio Osahera; oo ah curiyaha farsamada gacanta ee Jabban yaraantiisii waxa uu isweydiin jiray Sirta Reer-galbeedku uga horumaray Bariga! Ilaa uu helay jaawaab fudud oo kooban taas oo ah: Sirta horumarka reer Galbeedku waa Farsamada…
Talada caanka ah ee ah in taleefanka iPhone-ka marka uu qoyo lagu qallajiyo ama la dhex geliyo bariiska ayey khubarradu ku tilmaameen mid aan sax ahayn. Shirkadda taleefannada soo saarta ee Apple ayaa shaacisay in…
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa faah-faahin ka bixisay qorshaha guulaystay ee Soomaaliya dib ugu soo ceshatay xaqqa ay u leedahay in ay hesho Khayraatka Meeraha Dayax-gacmeedka baahinta Isgaarsiinta, sidaas ayay Soomaaliya ugu mid noqotay 31ka Dal…
Wasaaradda Difaaca Boqortooyada Ingiriiska ayaa sheegtay in diyaaradaha wax-basaasa ee duulliye la’aanta ah Drones-ka loo yaqaan ay u dirtay Magaalada Gaza ee Dalka Falastiin si ay usoo gudbiyaan xogo gaar ah oo Xukuumadda London ay…
Magaalada Muqdisho & Magaalooyinka xarumaha u ah Dowlad-Goboleedyada hoostaga Dowladda Federaalka waxaa maanta ka dhacaya Munaasabad lagu maamuusayo maalinta ‘Macallinka Soomaaliyeed’ oo sanad weliba la maamuuso 21ka Nofeembar. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo…
Iyadoo ay kordhayaan hadallada looga soo horjeedo Israa’iil ee la dhigayo barta X oo horey loo oran jiray Twitter ayaa shirkaddaha waaweyn ee Maraykanka ee kala ah IBM, Apple, iyo Disney waxay joojiyeen xayaysiiska ay…