Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha - Aguero: Oo Dib Ugu soo laabtay Tababarka Fudud”

Aguero: Oo Dib Ugu soo laabtay Tababarka Fudud”

W\Q: (Maxamed Ahmed Lio) Sergio Aguero waxa uu dib ugu soo laabtay tababbarka fudud kaddib shil uu galay oo feerahiisa waxyeelo gaarsiyey.

29 jrika waxaa la filayey in uu muddo garoomada ka maqnaado, balse diktoorkiisa Donato Villani waxa uu sheegay in uu dhib ku qabo socodka.

Hae ahaatee, maamulka City ayaa soo saaray qoraal ay ku sheegayaan in xiddigga macalimiinta jirka uu la qaatay tabbbat fudud.

Waxa ay intaa raaciyeen in uu maalin walba tababbaran doono ilaa uuu si buuxda uga soo kabasado jugta.

Aguero 6 gool ayuu u dhaliyey City 6dii kulan ee uu Premier League-ga u saftay ololahan.