Home - Wararka Somalia - Al-shabaab oo labo Qof ku toogtay Jamaame

Al-shabaab oo labo Qof ku toogtay Jamaame

Maxkamad ay maamulaan Al-shabaab ayaa xukun toogasho ah ku ridday Labo Nin oo lagu eedeeyay in ay basaasiin u ahaayeen Maamulka Jubaland ee uu hoggaamiyo Axmed Madoobe.

Maxkamadda Al-shabab ayaa Raggan ku eedeysay in ay la shaqeynayaan Maamulka Jubaland,Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Dowladda Kenya.

Waxaana Qaaddiga Maxkamadda Al-shabaab ee Jamaame uu sheegay in Raggan la soo qabtay iyaga oo ku jiray fal jawaasiisnimo ah,sidaasna ugu dhacay xukunka dilka ah ee lagu fuliyay.

Ragga la toogtay ayaa lagu kala Magacaabaa;

1-Ibraahim Abuukar Farxaan oo Da,diisu tahay 27 Sano jir.
2-Siidii Axmed Muxamed Maadey oo da,diisu tahay 26 Sano Jir.
Al-shabaab ayaa sheegtay in tallaabo cad ay ka qaadeyso Dadka lagu helo in Mareykanka ay ka caawiyaan beegsiga saraakiisha ugu sarreysa Al-shabaab.

5 comments

  1. Wonderful goods from you, man. I’ve remember your stuff previous to and you’re just too excellent. I really like what you have bought right here, really like what you’re stating and the best way by which you say it. You’re making it enjoyable and you still care for to stay it sensible. I can not wait to learn far more from you. That is really a wonderful site.

  2. I actually came over here from a different website on the subject of garageband for windows and imagined I might as well check out this page. I quite like the things I see thus now I”m following you. Getting excited about finding out about your site again.

  3. You’re entirely correct. I liked reviewing this article and I will certainly return for more straight away. My own internet site is on the subject of how to attract a neighbour woman, you can have a look if you’re still interested in this.

  4. Youre so cool! I dont suppose Ive read something like this before. So nice to find any person with some unique ideas on this subject. realy thank you for beginning this up. this web site is something that’s needed on the web, someone with a little bit originality. helpful job for bringing one thing new to the web!

  5. My spouse and I absolutely love your blog and find many of your post’s to be precisely what I’m looking for. Would you offer guest writers to write content for you? I wouldn’t mind writing a post or elaborating on many of the subjects you write regarding here. Again, awesome website!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*