Home - Wararka Somalia - Al-shabaab oo sheegtay in ay Itoobiya iyo K/Galbeed kula dagaallameyso Deynuunaay

Al-shabaab oo sheegtay in ay Itoobiya iyo K/Galbeed kula dagaallameyso Deynuunaay

Xarakada Al-shabaab ayaa sheegtay in uu socdo dagaal u dhaxeeya Ciidamadooda iyo Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Koofur Galbeed.

Dagaalkaas ayey sheegtay in uu ka socdo degaannada Deynuunaay iyo Goof Guduud oo ka wadatirsan Gobolka Baay,waxaana Al-shabaab ay sheegteen in dagaalladaas ay horumar ka sameeyeen.

Ilaa hadda ma jirto ilo ka madaxbanaan Al-shabaab oo xaqiijiyay dagaalka ay sheegeen in uu ka socdo Gobolka Baay,waxaana Al-shabaab ay sheegaan in inta badan degaannadaas ay kala wareegeen Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya.

Filo wixii soo kordha

108 comments

  1. It’а†s truly a great and useful piece of info. I am happy that you just shared this helpful information with us. Please stay us informed like this. Thank you for sharing.

  2. you ave an amazing blog right here! would you wish to make some invite posts on my weblog?

  3. You are my breathing in, I own few blogs and sometimes run out from to post .

  4. unintentionally, and I am stunned why this accident did not happened in advance! I bookmarked it.

  5. You have brought up a very excellent details , regards for the post.

  6. Way cool! Some very valid points! I appreciate you writing this article plus the rest of the site is extremely good.

  7. I truly appreciate this post. I have been looking all over for this! Thank goodness I found it on Google. You have made my day! Thank you again..

  8. Very good post. I will be going through many of these issues as well..