Home - Wararka Somalia - Aqalka sare oo ansixiyay xeerka Isgaarsiinta

Aqalka sare oo ansixiyay xeerka Isgaarsiinta

Golaha aqalka sare ee Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay xeerka Isgaarsiinta dalka oo dhawaan ay soo meel mariyeen Golaha shacabka.

40 Xildhibaan oo ka mid ah Golaha aqalka sare ayaa maanta xaadirtay fadhiga golaha waxaana codka siiyay 39 ka mid ah iyada oo uu sidaas ansax ku noqday.

Xildhibaannada Golaha aqalka sare ayaa markii la horgeeyay waxaa ay ku sameeyeen aqris,waxaana Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullahi uu sheegay in Aqalka sare uusan fasax iyo Xaj midna geleyn ilaa laga ansixiyo xeerka aqalka sare ee Soomaaliya.

Madaxweyne Farmaajo ayaa aad u daneynayay xeerkan,waxaana Markii ay Golaha shacabka meel mariyeen uu ka ocdsaday aqalka sare in sida ugu dhaqsiyaha badan ay u meel mariyaan si uu isagana u saxiixo.

8 comments

  1. Appreciate the recommendation. Let me try it out.

  2. Thanks for discussing this, I saved the web page. I am additionally interested in guidance regarding headphones, are you aware where I could find a thing such as that? I will come back soon!

  3. Hello there can you let me know which platform you are dealing with? I’m planning to get started on my website on vshare ios in the future yet I’m having a tough time making the decision.

  4. What i do not understood is actually how you are not really much more well-liked than you may be now. You’re very intelligent. You realize thus significantly relating to this subject, produced me personally consider it from a lot of varied angles. Its like women and men aren’t fascinated unless it is one thing to accomplish with Lady gaga! Your own stuffs great. Always maintain it up!

  5. Incredible points. Outstanding arguments. Keep up the great
    work.

  6. Howdy! I just noticed this website and I honestly like it. I always like to speak about email recovery from time to time. Great to be around, many thanks!

  7. Howdy, what do you feel concerning facetime for pc windows 10? Extremely fascinating matter, isn’t it?

  8. Hi there, i read your blog occasionally and i own a similar one and i was just curious if you get a lot of spam feedback? If so how do you reduce it, any plugin or anything you can advise? I get so much lately it’s driving me crazy so any help is very much appreciated.