Home - Wararka Somalia - Aqriso:- Golaha Wasiirada oo Ansixiyey Miisaaniyadda 2018,iyo Amniga Caasimadda.

Aqriso:- Golaha Wasiirada oo Ansixiyey Miisaaniyadda 2018,iyo Amniga Caasimadda.

Kulanka golaha wasiirada waxaa shir gudoominaye Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, waxayna kaga hadleen:-

Miisaaniyadda sanadka soo socda ee 2018-ka, Amniga, iyo Doorashooyinka Somaliland.

Ugu horeyn Golaha Wasiirada ayaa guda galay dhageysiga wasiiro loo xil saaray xasilinta amniga Caasimadda Soomaaliya, waxayna guddiga goloha u gudbiyeen Tallooyinka Aminga oo ay kamid yihiin.

Darisiinta degmooyinka iyo dadka kunool, Hubinta Gawaarida Magaalada Soo galaya, Bixinta Gawaarida Magaalada ka dhex shaqeeyo Taarkooyin u gaar ah, Hubinta Guryaha dadka laga kireenayo iyo Isticmaalka Qalabka Casiga ah ee wax lagula Socdo ee Kaamirooyinka loo yaqaan (CCTV).

Sidoo kale Golaha waxay Wasiirka Maaliyada ka dhageysteen Miisaaniyadda 2018 oo uu soo bandhigay.

Wasiirka ayaa faah-faahin ka bixiyey Miisaasiyanadda isagoona sheegay in uu kala tashtay Wasiirada Maaliyadda ee Dowlad Goboleedyada si looga fogaado is qab-qabsi.

Miisaaniyadan ayaa ah mid si casri ah loo soo diyaariyey kuna timid wadatashiyo lala sameeyey dhammaan hay’adaha dawliga ah oo ay ku jiraan dawlad goboleedyada, iyadoo diirada lagu saaray adeegyada bulshada sida:-

Waxbarashada, caafimaadka, oo weliba la qorsheynayo in Iskuulo lagu dhiso, iyadoo weliba miisaaniyad loo qoondeeyey lagu xoojinayo afka Soomaaliga oo la dhisayo xaruntii Akademiyada Afka Soomaaliga.

Sidoo kale waxaa miisaaniyadan ku jiro in la dhiso warshadda dharka ciidamada si shaqo abuur ugu noqoto Ciidamada, sidoo kalane ay u baajiso lacagaha ku baxa dharka Ciidamada Dowladda.

Dhismaha hay’adaha horumarinta dhaqaalaha iyo miisaaniyad loo qoondooyey la dagaalanka musuqmaasuqa. Golaha Wasiirada ayaa dood dheer ka dib ansixiyey miisaaniyada 2018 oo dhan $274,640,191 (labo boqol iyo toddobaadan iyo afar Milyan, lix boqol iyo afartan kun, boqol iyo sagaashan kow dollar).

414 comments

  1. Hi my loved one! I wish to say that this article is amazing, nice written and come with approximately all vital infos. I’d like to peer extra posts like this.

  2. Very neat blog article.Thanks Again. Awesome.

  3. Very good information. Lucky me I came across your blog by chance (stumbleupon). I ave book-marked it for later!

  4. Hello. fantastic job. I did not expect this. This is a fantastic story. Thanks!

  5. I truly appreciate this blog.Thanks Again. Really Great.

  6. Very nice post. I just stumbled upon your weblog and wished to say that I have really enjoyed browsing your blog posts. After all I will be subscribing to your feed and I hope you write again very soon!

  7. I\ ave had a lot of success with HomeBudget. It\ as perfect for a family because my wife and I can each have the app on our iPhones and sync our budget between both.

  8. thanks to the author for taking his time on this one.

  9. Way cool! Some extremely valid points! I appreciate you writing this write-up plus the rest of the site is also very good.

  10. online dating websites This actually answered my problem, thanks!

  11. I have been exploring for a bit for any high-quality articles or weblog posts in this kind of house . Exploring in Yahoo I eventually stumbled upon this site. Studying this information So i¡¦m glad to convey that I’ve a very excellent uncanny feeling I discovered just what I needed. I such a lot certainly will make sure to don¡¦t omit this web site and give it a look regularly.

  12. Great ¡V I should certainly pronounce, impressed with your web site. I had no trouble navigating through all the tabs as well as related information ended up being truly easy to do to access. I recently found what I hoped for before you know it in the least. Reasonably unusual. Is likely to appreciate it for those who add forums or anything, site theme . a tones way for your customer to communicate. Excellent task..

  13. Thanks for the sensible critique. Me & my neighbor were just preparing to do a little research about this. We got a grab a book from our area library but I think I learned more clear from this post. I’m very glad to see such fantastic information being shared freely out there.