Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha - Arsenal oo 20%Mushaar u kordhineysa Sanchez & Ozil haddii sanadka dambe 4aad gaaraan
Britain Football Soccer - Arsenal v Chelsea - Premier League - Emirates Stadium - 24/9/16 Arsenal's Alexis Sanchez celebrates scoring their first goal with Mesut Ozil Reuters / Dylan Martinez Livepic EDITORIAL USE ONLY. No use with unauthorized audio, video, data, fixture lists, club/league logos or "live" services. Online in-match use limited to 45 images, no video emulation. No use in betting, games or single club/league/player publications. Please contact your account representative for further details. - RTSP9LY

Arsenal oo 20%Mushaar u kordhineysa Sanchez & Ozil haddii sanadka dambe 4aad gaaraan

Maamulka Kooxda Arsenal ee Dalka Ingiriiska ayaa ballan qaad mushaar kordhin ah u sameysay xiddiga Ozil iyo Sanches ee Germany iyo Chile ka soo kala jeeda.

Madxda Kooxda Arsenal ayaa labada xiddig u sheegay in haddii Arsenal ay afarta sare ku dhameysato sanadka dambe ay heli doonaan mushaar kordhin 20% ah.

Labada xiddig ayaa madax beel ka qaba ku sii Ciyaaridda Garoonka Emirates ee Waqooyiga Magaalada London waxaana xagaagan lala xiriirinayay in ay ka tagi doonaan Kooxda Gunners.

Kooxo badan ayaa dalabyo kala duwan ka soo gudbiyay labada xiddig oo ay doonayaan in ay ku qaataan ama kula wareegaan,laakiin Kooxda Arsenal ayaa ku dheggan labada xiddig oo diidday in ay fasaxdo.

Arsenal 20 Sano ayey noqoneysaa markii ugu horreysay ee ay ka maqan tahay  Tartanka Uerope ee Champions League,waxaana ay hadda  ka ciyaareysaa tartanka Uerope league.

 

Ad

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*