Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha - Arsenal oo weli sugeysa inay kasoo gudubto wareega 16-ka Champions League.

Arsenal oo weli sugeysa inay kasoo gudubto wareega 16-ka Champions League.

Hankii kooxda Arsenal ee kasii mid ahaan shada Champions League ayaa mugdi galay kadib guul darro xanuun badan ay kala kulmeen kooxda Germany ka dhisan ee Bayern Munich.

Kooxda Arsenal ayaa xilli ciyaareedkii 3-aad ku dhibaatooneysa inay kasoo gudubto wareega 16-ka oo ay ku wajaheyso kooxda Bayern waxaana 6-dii xilli ciyaareed ee ugu dambeeyay oo ay wareegan ku harayeen 2 kamid ah horay ureebtay kooxda Bayern midkii saddexaad ayaana socda.

Sidoo kale kooxda Arsenal dhamaanba lixdii xilli ciyaareed ee ugu dambeysay waxa ay ku guul dareysteen inay ugudbaan wareega xiga ee Sideed dhamaadka.

Xilli ciyaareedka Kooxda ay ku wajaheen Isku celiska labada kulan
2010-11 Barcelona 3-4
2011-12 Milan 3-4
2012-13 Bayern Munich 3-3 (Bayern win on away goals)
2013-14 Bayern Munich 1-3
2014-15 Monaco 3-3 (Monaco win on away goals)
2015-16 Barcelona 1-5 (Kulanka lugta 2-aad ayaa harsan)
Ad

Fikirkaada ka dhiibo