Home - Author Archives: admin_mustaqbal

Author Archives: admin_mustaqbal

Qoraal uu MW: Farmaajo ka qoray Taariikh nololeedkiisa.

Madaxweyne Farmaajo: Magacayga waxaa la yiraahdaa Maxamed Cabdulaahi Maxamed faramaajo. Waxaan ku dhashay magaalada Muqdisho, sanadku markuu ahaa 1962. Waxaan dugsi dhexe uga baxay Foorta-Sheekh ama 1da Luuliyo. Dugsigayga dhexe waxaa ku dhameeyestay iskoolkii loo yaqaanay Maxamuud Xarbi, Kan sarena Waxaan uga baxay Farsamada Gacanta ee Lafoole. Waxaan shaqa ka bilaabay Wasaaradda Arrimaha Dibadda dabaayaqadii sanadkii 1982, waxaan ka howl ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo: Xabsiga ayaan dhigi doonaa wasiirada isku daya in ay lunsadaan canshuurta aad bixisaan!

Kula dhexmaray madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo ganacsato ka soo qaygashay caleemasaarkiisii dhacay Arbacadii hore ayaa ku saabsanaa ganacsatada iyo sida ay uga qaybqaadan karto hagaajinta dowladnimada iyo taageeridda xukuumadda cusub ee Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo ayaa u sheegay ganacsatada in casnhuurta laga qaado ay geleyso gacan ammaan ah, wasiirkii ama ciddii kale eek u takrifashaana ay mari doontoo ciqaab adag. ...

Read More »

Raisalwasaare Xasan Cali Khayre ayaa iska casilay xilkii uu ka hayey Soma Oil & Gas

Muqdisho: Qoraal ay soosaartay shirkadda Soma Oil & Gas; ayaa lagu sheegay in Xasan Cali Khayre; uu iska casilay xilkii agaasimaha fulinta ee Afrika ee shirkadka Soma Oil & Gas, kadib markii loo magacaabaywasiirka koowaad ee xukuumaddaSOomaaliya. Raisalwasaaraha magacaaban ee Soomaaliya ayaa kulahaa shirkadda Soma Oil & Gas saami dhan 1.1%, kaas oo u dhigma 2; milyan oo dolar, waxa uu sidaas oo ...

Read More »

Resignation of Hassan Khaire on his appointment as Prime Minister of Somalia

Soma Oil & Gas (the “Company”) announces the resignation of Hassan Khaire, our Executive Director for Africa, so he can accept the honour of serving his country of origin, Somalia, as its Prime Minister. Mr Khaire has resigned from the Board and has relinquished all his shares in the Company. Hassan Khaire has been a highly valued member of its ...

Read More »

Dhegeysi: Sooyaalka caleemasaarka madaxweynayaasha Jamhuuriyadda Soomaaliya

Muqdisho: Caleemasaarka madaxweynaha 9aad, ee jamhuuriyadda Soomaaliya, waxa lagayaabaa in uu ka dhigan yahay geeddi-socodka xasiloonida Soomaaliya oo tallaabo kale u qaaday dhanka fiican. Maxamed C/laahi Maxaed; madaxweynaha sagaalaad ee jamhuuriyadda Soomaaliya waxa kahorreeyey 8; madaxweyne oo 4-kamid ah sidan oo kale xafladdooda caleemasaarku ay ka dhacday Muqdisho. 1960; kadib dabbaaldeggii xorriyadda iyo israacii labada gobo lee ay kasameysantay Jamhuuriyadda Soomaaliya ...

Read More »

Azerbaijan’s Leader Just Appointed His Wife as His Vice President!

(BAKU, Azerbaijan) — Azerbaijan’s president on Tuesday appointed his wife as the first vice president of the ex-Soviet nation — the person next in line in the nation’s power hierarchy. Ilham Aliyev, 55 named his wife Mehriban, 52, to the position created after a constitutional referendum in September. Mehriban, who married her husband when she was 19, graduated from a ...

Read More »

Maamulka gobolada dhexe ee ASW; ayaa ka qaybgelaya caleemasaarka Madaxweyne Farmaajo

Guriceel: Diyaarad sidda wafdi uu hoggaaminayo Sh. Maxamed Shaakir Cali Xasan, madaxweynaha maamulka gobolada dhexe ee Ahlusunnah Waljamaaca, oo kasoo kacday degmada Guriceel ee gobolka Galguduud ayaa soo gaartay Muqdisho. Wafdiga Sh. Maxamed Shaakir ayaa casuumaad ka helay xafiiska madaxweyne Maxamed Farmaajo, taas oo ku saabsna ka qaybgalka caleemasaarka madaxweyne Farmaajo oo aracada ka dhacaya Muqdisho. Maamulka gobolada dhexe waxa ...

Read More »

Doodihii Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed – Qeybta Koowaad, Yusuf Garaad.

Xarunta Shabeelle ee Jaamacadda

Mustaqbal Radio: Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed (JUS) berigii aan ardayga ka ahaa 1982 – 1986 waxaa dhaqan u ahayd in ay qabato dood cilmiyeedyo iyo muxaadarooyin ay qaarkood jeediyaan aqoonyahanno iyo Madax Sare oo ay Wasiirro ka mid yihiin. Doodaha xusuusta igu reebay waxaa ka mid ah dood loo bixiyay Qabiilka iyo Qaranka oo toddobaad ka socotay xaruntii Jaamacadda ee Shabeelle. ...

Read More »

Eng. Axmed Abubakar, milkiilihii Universal TV, ayaa Hargeysa lagu xiray

Hargeysa: Eng. Axmed Abubakar, milkiilihii Universal TV ayaa ciidanka nabadgelyada ee Soomaaliland qabtay, kadibna xabsiga ayaa la dhigay, sababaha illaa hadda kadambeeya xarigga Eng. Axmed Abubakar; waxa kamid ah xiriirka u dhexeeya maamulka Somaliland iyo Telefeshinka Universal oo aan wanaagsanayn iyo barnaamij kabaxa Universal TV oo loo tirinayo in uu kamid yahay sababaha loo xiray Eng. Axmed Abubakar. Barnaamij layiraahdo Faaliyah Qaranka ...

Read More »

Somalia ‘plans to file legal complaint against UAE’ over Somaliland base

Somalia’s internationally-backed government is reportedly planning to file a legal case against the rulers of the United Arab Emirates (UAE) for setting up a military base in the unrecognized breakaway republic of Somaliland. The Somali government’s Auditor General Nur Jimale Farah announced Mogadishu’s plans to file the complaint against the UAE on charges of violating international law for entering a ...

Read More »

Qorshe lagu dhoofinayo Qoysas Soomaaliyeed oo xubnaha jirkooda laga sameynsan lahaa dayactir ayaa Fashilmay

Muqdisho: 1600; oo qof oo muwaadiniin Soomaali ah ayaa isu diiwaangeliyey safar loogu dhoofinayo sida loo sheegay in la geynayo Mareykanka iyo Ustureeliya, halkaas oo shaqo iyo nolol loo sheegay in ay ka helayaan. Dadka la dhoofinayo ayaa lagu sheegay in ay yihiin kuwa laga tirada badan yahay, iyada oo loo qaybiyey aqoonsi, iyo qoraal muujinaya sida laga rabo in ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo ayaa qaabilay danjiraha Mareykana ee Soomaaliya

Muqdisho: Kulan dhexmaray MW Farmaajo iyo danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz; ayaa ku saabsanaasida ugu fiican ee wax looga qaban karo 3; arrimood oo waaweyn,kuwaas oo kala ah Abaaraha, Amniga iyo mushaarka ciidanka Soomaaliya. Madaxweyne Maxamed C/llaahi Maxamed; ayaa kala hadlay danjire Stephen Schwartz; kaalinta waxqabad ee dowladda Mareykanku ka qaadaneyso wax ka qabashada  arrimaha Ammaanka, Abaaraha iyo Ciidanka. Danjire ...

Read More »