Home - Author Archives: Latest Update

Author Archives: Latest Update

Madaxweyne Farmaajo oo dhambaallo tacsi ah ka helay qaar ka mid ah dalalka Caalamka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dhambaallo tacsi ah waxaa soo gaarsiiyey hoggaamiyaasha qaar ka mid ah waddamada dariska iyo kuwa caalamka. Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa taleefano kula soo hadlay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni, Boqorka Urdun Cabdalla Binu Xuseen, iyagoo u muujiyey dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed sida ay ula murugeysan yihiin. Sidoo kale, waxaa dhambaallo ...

Read More »

Wasiirka Caafimaadka Jabuuti iyo Dhakhaaatiir la socotay oo Muqdisho soo gaaray.

Waxaa goordhow garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho soo caga dhigatay diyaarad weyn oo ay leedahay Dowladda Jabuuti oo kamid ah Dowladaha taageera Soomaaliya. Diyaaradan ayaa waxaa la socday shaqaale Caafimaad oo gaaraya 30 Kuwaas oo Muqdisho ku sugnaanaya inta laga daweynayo dadka ku waxyeeloobay Qarixii xoogaanaa ee Sabtidii ka dhacay Isgoyska Soobe ee Magaalada Muqdisho. Wasiirka Caafimaadka Djibouti, ...

Read More »

Barcelona: Oo Liverpool Kula Dagaalameysa Saxiixa Daafaca Reer Holland Virgil van Dijk”

W/Q: (Abdullahi Hussein) Barcelona ayaa tartan adag la gali doonta dhigeeda Liverpool iyadoo labada kooxood ay ku tartami doonaan saxiixa daafaca reer Holland Virgil van Dijk, waana dhibaato soo wajaheysa Reds oo dooneysa iney xidigaan lasoo saxiixato marka la gaaro bisha January. Wakiilo ka socda Barcelona ayaa daawaday kulankii ay Holland iyo Sweden ciyaareen todobaadkii lasoo dhaafay markaas oo wiilasha Dick ...

Read More »

Arsenal: Oo United Iyo Inter Ku War Galisay Qiimaha ay ku fasaxeeyso Ozil”

Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay wadahadalo kale la furtay xiddigeeda reer Germany ee Mesut Ozil kaas oo uu heshiiskiisu dhacayo dhamaadka xilli ciyaareedkan. Wakiilka xiddigan ayaa todobaadkii hore sheegay in wadahadalada u dhexeeya labada dhinac ay marayaan meel fiican inkasta oo uu Arsene wenger qirtay in Ozil iyo sanchez-ba la iibin karo suuqa janaury. Man United iyo ...

Read More »

Ronaldinho Oo Shaaca Ka Qaaday Sababti Kaliftay In Uu Isaga Tago Barcelona Sanadkii 2008”

W/Q: (Abdullahi Hussein) Xiddiga reer Brazil ee Ronaldinho ayaa shaaca ka qaaday sababtii uu uga tagay kooxda Barcelona sanadkii 2008 kadib markii shaqada laga cayriyay Frank Rijkaard loona magacaabay tababare Pep Guardiola. Ronaldinho ayaa beeniyay waxa ay saxaafadu isla dhex maraysay sanadihii ugu dambeeyay isaga oo sheegay in uu isagu qaatay go,aanka ka tagista Barcelona si uu u ciyaaro tartan cusub ...

Read More »

Arsenal: Oo Doonaysa In Ay January U Dhaqaaqdo Saxiixa Riyad Mahrez”

Kooxda Arsenal ayaa dadaalkeeda isugu gayn doonta in ay la soo saxiixato xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Leicester city ee Riyad Mahrez marka la gaaro suuqa kala iibsiga January Laakiin kooxda ay isku magaalada yihiin ee Tottenham ayaa ku garbinaysa saxiixa xiddigan. Xiddiga Leicester city ayaa doonaya in uu xagaagii isaga tago kooxda ku ciyaarta King Power xilli lala xiriirinayay ...

Read More »

Guddiyada Joogtada ee Baarlamaanka oo Maanta Kulmaya.

Guddiyada Joogtada ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku leh Magaalada Muqdisho, waxa ayna kulankooda ku xog wareysanayaan Guddiga amniga u qaabilsan, si ay Kaga wareystaan Xogta ay ka hayaan Qaraxii Sabtidii ka dhacay Magaalada Muqdisho. Guddiyada Joogtada ee Baarlamaanka waxaa lagu wadaa in ay Magacaabaan Xubno qiimeyn ku sameeya dadkii ku waxyeeloobay Qaraxii Muqdisho maalin kahor ka dhacay. Guddiga ...

Read More »

Wasiirka Caafimaadka Turkiga oo Maanta Muqdisho kusoo wajahan.

Sida ay Xaqiijisay wasaaradda Warfaafinta Turkiga, waxaa maanta Magaalada Muqdisho soo gaaraya Diyaar uu la socdo Wasiirka Caafimaadka Turkiga, isla markaana ay la socdaan Dhaqaatiir Turki ah si ay kaga qeyb qaataan Daweynta Dadka dhaawacyada kasoo qaaray Qaraxii Maalin kahor ka dhacay Magaalada Muqdisho. Ahmet Demircan oo ah Wasiirka Caafimaadka Turkiga waxaa amray safarkiisa Muqdisho Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Ordogen, ...

Read More »

Gaalkacyo waxa lagu dilay Farsamo-yaqaan lagu magacaabo Aweys Daa’uud.

Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Kooxo ku hubeysnaa Toorey ay dileen Mid kamid ah Farsamo yaqaanada Gawaarida ee (Makaanika) loo yaqaan. Qof ku sugan Magaalada Gaalkacyo oo diiday in aynu Magaciisa Adeegsano ayaa Mustaqbal Radio u sheegay in Marxuumka la dilay uu kamid ahaa Dhalinyarada ka tagay Koofur Soomaaliya oo ka shaqeynaye Garaash ku yaala Magaalada Gaalkacyo ...

Read More »

Sawirro:- Dibad Bax Galabta ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Boqolaal qof oo kamid ah Shacabka muqdisho ayaa isugu soo baxay Garoonka Kubadda Cagta e Banaadir Stadium. Isku soo baxa dadka  ka qeyb galay waxay ka kala yimaadeen Degmooyinka Gobolka Banaadir, waxaana dibad baxaan ku dhawaaqay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho. Thaabit Cabdi Maxamed Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo dibad baxayaasha la hadlaye ayaa sheegay in Dibad baxa ay ku ...

Read More »

Calanka Turkiga oo Hoos loo dhigay kadib Qaraxii Ka dhacay Muqdisho.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa xalay sheegay in Calanka Soomaaliya hoos loo dhigay Muddo 3-Ceshe ah, si loogu baroordiiqo Dadkii ku waxyeeloobay Qaraxii Shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho. War qoraal ahaa oo kasoo baxay Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ay hoos u dhigeen Calanka Turkiga Sadaxda Ceshe ee Calanka Soomaaliya hoos loo dhigay, si ay ...

Read More »

Natiijoyinkii Dhamaan Kullamadii Laga Ciyaaray Horiyaalka Ingiriiska

Kullamadii la ciyaaray waxaa ka mid ahaa kullankii ugu adkaa ee dhex maraya kooxaha dagaalka kubadeed ka dhaxeeyo ee Liverpool iyo Manchester United. Ciyaartaas waxay ku dhamaatay Bar-baro 0-0 ah. Chelsea oo difaacaneysa horiyaalkana waxay guul daro xanuun badan kala kulantay kooxda Crystal Palace oo 2-1 ku garaacaday. Manchester City ayaa iayana ku durdurisay kooxda Stoke City oo 7-2 ku ...

Read More »