Home - Author Archives: Showqi

Author Archives: Showqi

Dhegeysi:Idaacadda Galabnimo

Halkan ka dhegeyso Warka Galab Ee Idaacadda Mustaqbal,Max’ed C/qaadir Shariif oo soo saaray iyo Max’ed C/Naasir Ayaanlle,ayaa soo jeedinaya.

Read More »

Guddiga Xallinta Khilaafaadka oo laalay 11 Kursi oo la doortay

Muqdisho-Mustaqbal Radio–Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya ayaa soo saaray liiska xubnaha aqalka hoose ee dowlad goboleedyada kala duwan kuwaas oo lagu eedeeyay in ay ku soo baxeen qaab aan waa faqsaneyn sharciga guddiyada doorashada iyo xallinta Khilaafaadka. 11ka Kursi ee la shaaciyay in lagu laabanayo waxaa ay ka soo kala jeedaan 5ta Dowlad goboleed eek ala ah Puntland,Galmudug,Hirshabeelle,Koofur ...

Read More »

Haweenka ku jira Askarta AMISOM oo lagu amaanay nabadeynta Soomaaliya

Muqdisho-Mustaqbal Radio–Howl galka ururka midowga Afrika ee AMISOM ayaa si weyn u ammaanay haweenka askarta ah ee ka tirsan ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya. Haweenka oo qayb ka ah Ciidamada Malateriga iyo kuwa Booliiska ee howl galka AMISOM ayaa la sheegay in aanan la iloobi karin doorka ay ka qaateen dhinaca xasiloonida Soomaaliya oo muddo ka badan labaatan ...

Read More »

Kismaayo: Dil lagu xukumay mid ka mid ah Ergada doorashada oo Ergey kale dilay,Maqal

Kismaayo-Mustaqbal Radio–Maxkamada Gobolka Jubbada hoose ee Maamulka Jubbaland, ayaa xukun dil ah ku riday nin ku eedeysnaa inuu horay dil uga geystay Magaalada Kismaayo. Eedeysanaha ayaa la horkeenay maxkamada horteeda halkaasi oo uu ka qirtay inuu geystay falka dilka ah sida uu sheegay Garsooraha Maxkamada Gobolka Jubbada hoose. Eedeysanaha falka dilka ah geystay ayaa lagu magacaabaa Cumar Faarax Ismaaciil wuxuuna horay ...

Read More »

Maamulka G.Banaadir oo soo bandhigay Qamri ay ku qabteen Muqdisho

Muqdisho-Mustaqbal Radio–Ciidamada Nabad Suggida Iyo Sirdoonka Qaranka Somaliyed, ayaa gacanta ku soo dhigay 74 Jawaan oo ay ku jiraan dhalooyin Khamri ah, kadib markii ciidamada NISA ay howlgal ku soo qabteen Khamrigaasi. Saraakiisha Hay’adda NISA, ayaa sheegay in Khamrigaasi laga soo qabtay Bakhaar ku yaalla degmada Wardhiigley, markii ciidanka ay heleen xogta ku saabsan in Bakhaarkaasi lagu haayay Khamriga. Dhalooyinka ...

Read More »

Taallo loo dhisayo Ciidankii Mareykanka ku laahay Jeexdin+Sawirro

Gaalkacyo-Mustaqbal Radio–Maamulka Galmudug ayaa Taallo u dhisaya Ciidankii Mareykanka uu 28kii September ee Sanadkan kulaayay degaanka Jeexdin ee Bariga Gobolka Mudug. Qaar ka  mid ah Mas’uuliyiinta degaanka iyo Qurbajoogta degaankaas ayaa hadda dhagax dhigay Taallo loo dhisayo Ciidamada Galmudug uga dhintay weerarkii ay mareykanka ka fuliyeen Gobolkaasi dhowr bilood ka hor. Dowladda Mareykanka ayaa raalli gelin ka bixisay weerarkii ay ...

Read More »

Faroole: “marnaba musharraxnimadeyda uguma tanaasulin Ra’isalwasaare Sharma’arke”,Maqal

Garoowe-Mustaqbal Radio–Madaxweynahii hore ee Maamulka Puntland haddana ah Xildhibaan ka mid ah aqalka sare C/Raxmaan Max’ed Max’uud Faroole ayaa ka hadlay kulan ay si gaar ah u qaateen Madaxweynaha Puntland,Ra’isalwasaare Sharma’arke,Xildhibaan Jurule iyo Xildhibaan Faroole. Waxaa uu Faroole beeniyay wararka ay baahiyeen Warbaahinta qaar ee ah in Faroole u tanaasulay Ra’isalwasaare Sharma’arke oo ay u wada sharraxanyihiin Madaxtinimada Soomaaliya ee ...

Read More »

Somaliland oo kaaliyayaal Maxkamadeed ku ridday xukunno kala duwan.

Hargeysa-Mustaqbal Radio–Maxkamadda Gobolka Maroodi jeex ee Maamulka Somaliland ayaa waxaa ay xukun kala duwan ku ridday lix kaaliye Maxkamadeed oo horay loogu eedeeyay in ay Magaca Guddoomiyaha Maxkamadda ku sameeyeen Facebook kuna baahiyeen qoraallo been abuur ah. Lixda Kaaliye Maxkamadeed oo Xabsiga ku jiray 4 Bilood ayaa ugu dambeyn go’aan laga gaaray waxaana Garsooraha dacwaddaasi qaadayay uu sheegay in ay ...

Read More »

Madaxweyne Xasan: “Kursi kasta oo muran ka jiro waa lagu laabanayaa”,Maqal

Muqdisho-Mustaqbal Radio–Madaxweynaha Dolwadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in doorashada xubnaha labada aqal ee ka dhacday Xarumaha Dolwad Goboleedyada Soomaaliya ay soo dhamaatay inta badan islamarkaana ay jiraan kaliya kuraas kooban. Madaxweynaha oo ka hadlayay kuraasta uu khilaafka ka taaganyahay ayaa sheegay in  dhamaan kuraasta lagu muransan yahay lagu laabanayo doorashadooda. Waxaa uu sheegay in soo ...

Read More »

Doorashada xubnaha Gobollada waqooyi oo maanta dib uga billaabeysa Muqdisho

Muqdisho-Mustaqbal Radio–Magaalada Muqdisho waxaa lagu wadaa in maanta ay mar kale ka billaabato doorashada aqalka hoose ee Xubnaha Maamulka Somaliland ku matalaya Dowladda Federaalka ah. Xubnaha maanta la dooranayo waxaa ay ka mid yihiin 27 Xildhibaan oo aqalka hoose ah oo ka dhiman Gobollada waqooyi,waxaana horay loo doortay 19 Xildhibaan oo isugu jira Rag iyo Dumar. Maamulka Somaliland ayaa 46 ...

Read More »