Home - Wararka Somalia - Baraawe oo Gole Deegaan loo sameynayo.

Baraawe oo Gole Deegaan loo sameynayo.

Magaalada Baraawe waa Caasimadda Maamulka Koofur Galbeed, inkastoo aanan ku shaqeyn mudada uu Maamulkaasi jiro, waxayna ku jirtaa Gacanta Ciidamada Dowladda.

Caasimadda KMG ah ee Koofur Galbeed ayaa iyane ka soconaya kulamo iyo wadashiyo loogu dhisayo Gole Deegaan, si bulshada kunool Magaaladaasi uu u gaaro Maamulka.

Gudoomiyaha Magaalada Baraawe Aadan Cumar Madoobe ayaa sheegay in howlaha lagu dhisayo Golaha Deegaanka Magaalada uu kasoo bilawday Kulamo lala yeeshay qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Ujeedka kulamada waxa uu ku tilmaamay in ay tahay ra’yi uruurinta iyo sida ugu fudud uu u taaba-geli karo Gole Deegaan oo laga yigleelo Caasimadda Koofur Galbeed.

Deegaanada kale ee Maamulka Koofur Galbeed ayuu sheegay in ay ka socoto howlaha lagu dhisayo Golaha Deegaanka ee Degmooyinka Koofur Galeed, iyaguna ay qeyb yihiin sida uu hadalka u dhigay.

Cumar Max’ed C/llaahi Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Koofur Galbeed ayaa sheegay in Howsha Maamul Dhisidda Magaalada Baraawe ay soo gaba-gabeeyeen, ayna u harsan tahay ku dhaqaaqista dhismaha.

Waxa uu tilmaamay in rajadoodu tahay in Koofur Galbeed uu noqdo Maamulkii ugu horeeyey ee soo gaba-gabeeyo howlaha lagu dhisayo Golaha Deegaanka, isagoona sheegay in Deegaano katirsan Gobolka Bakool ay Wasaaraddu ka hirgelisay Golaha Deegaanka.

Dhismaha Golaha Deegaanka ayaa ka soconaya Deegaanada Maamulka Koofur Galbeed, waxaana ka horeeyo kulamo lala qaadanayo Qeybaha kala duwan ee Bulshada, kahor inta aanan la guda Gelin.

Maamulka Koofur Galbeed ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay kusoo gaba-gabeynayaan howlaha lagu dhisayo golaha Deegaanka, oo haatan Deegaanada qaar loo dhisay.

159 comments

  1. Wow, amazing blog layout! How long have you been blogging for? you make blogging look easy. The overall look of your website is wonderful, as well as the content!. Thanks For Your article about sex.

  2. Really informative blog post.Much thanks again. Much obliged.

  3. IaаАа’б‚Т€ТšаЂаŒаАа’б‚Т€ТžаБТžve recently started a site, the info you offer on this site has helped me tremendously. Thank you for all of your time & work.

  4. wow, awesome blog.Really looking forward to read more.

  5. Thanks-a-mundo for the blog.Much thanks again. Will read on

  6. I think this is a real great blog article.Much thanks again. Really Great.

  7. wow, awesome post.Really looking forward to read more. Really Great.

  8. Some truly prime articles on this internet site , saved to fav.

  9. Looking forward to reading more. Great blog post.Really looking forward to read more. Want more.