Home - Barnaamijyo

Barnaamijyo

Morata oo soo gaabiyay bishiisa Malabka si uu ugu biiro Man U

Alvaro Morata ayaa soo gaabiyay Bishiisa Malabka ee uu Arooska ku ahaa Magaalada Ibiza,waxaana uu ku laabtay Magaalada Madrid si uu halkaas uga amba qaado wada xaajoodka la xiriira in uu ku biiro Kooxda Man United ee dalka England. Morata waxaa uu aad u jecelyahay in uu ku biiro Kooxda United halkaas oo uu joogo Jose Mourinho oo ah Macallinkii sii ...

Read More »

Chelsea oo waqti dhow ku dhawaaqeysa saxiixa Bakayoko

Wargeyska The Sun ee ka soo baxa Dalka Ingiriiska ayaa baahiyay in Kooxda Chelsea ay dhameystirtay saxiixa Xiddigga lagu magacaabo Bakayoko. Xiddiggan ayey kooxda dhaafsiisatay lacag dhan €47M,waxaana Kooxaha ay ka dul qaadday ka mid ah Manchester City oo aad u daneyneysay. Kooxda ayaa la filayaa in dhawaan ay rasmi u shaaciso saxiixeeda 1aad ee Xagaagan iyada oo Macallin Conte uu ...

Read More »

PSG oo £60 Million ku dooneysa Aguero.

Kooxda reer France ee PSG ayaa diyaarineysa qiime lacageed £60 Million oo Pound ah si ay ula soo wareegaan xidiga kooxda Manchester City Sergio Aguero. Majalada The Times ayaa ku warameysa in kooxda reer France ay doonayaan inay ka faa’ideystaan isku dhaca xidigan iyo maamulka kooxda Sky Blue. Xidiga reer Argentina iyo macalinka Spanish-ka ah ee leyliya kooxda City ayaan ahayn ...

Read More »

Zenit oo labo xidig ka dooneysa Roma.

Kooxda Zenit ee ka ciyaarta horyaalka Russia ayaa dooneysa laba xidig oo kawada tirsan kooxda AS Roma ee ka ciyaarta horyaalka Seria A. Kostas Manolas iyo Leandro Paredes ayaa ah labada xidig ee ay kooxda Zenit ka dooneyso garoonka Olombiko iyada oo ku dooneysa €70 Million oo Euro. Wada hadalada xidiga Manolas ayaa maraya heer wanaagsan waxaana ay kooxda Russia ku ...

Read More »

Alvaro Arbeloa oo ka fariisanaya kubadda cagta.

Ciyaar yahankii hore ee kooxaha Liverpool , Real Madrid & West Ham United ayaa shaaciyay inuu ka fariisanayo ciyaaraha isagoo ku jira da’da 34 sano. Xidigan Spanish-ka ah ayaa 3 kulan oo Premier League ah kasoo muuqday kooxda West Ham United xilli ciyaareedkii dhamaaday ee 2016 – 2017. Arbeloa ayaa ku guuleystay 1 jeer horyaalka Spain iyo 2 jeer oo tar-tanka ...

Read More »

Dhageyso , Waxa iska badalay Qiimaha lagu kala Iibsado Hilibka Geela.

Hilibka waxa uu ka mid yahay cunooyinka aynu sida joogtada ah ugu isticmaalno, Hoteeladda , Guryaha iyo Maqaayaddaha waa ay kala duwan yihiin noocyadda hilibka waxa ay isugu jiraan hilib cad iyo mid gaduudan hilibka cad waa digaaga ,iyo Kaluunka waxa ay leeyihiin faa’idooyin caafimaad  oo muhiim u ah aadanah. Hilibka Gaduudan waxaa ka mid ah Hilibka ,Geella , Lo’da ...

Read More »

Southampton oo magacowday macalin cusub.

Kooxda Southampton ayaa magacowday macalin cusub kaasi oo bedel unoqonaya macalinkii hore ee Claude Puel oo ay maamulka Saints shaqadu ka ceyriyeen. Southampton ayaa xaqiijisay inay macalin Mauricio Pellegrino umagacaabeen macalinka cusub ee kooxda waxaana uu kooxda usaxiixay heshiis Saddex sano ah. Macalinkan reer Argentina ayaa bedel unoqonaya macalin Claude Puel kaasi oo shaqada kooxda Saints laga ceyriyay horaanrii bishan. ...

Read More »

Waa Maxey Sakaatul Fidri ,Gormaa la Bixiyaa ?

Sakaatul Fidriga,Qof kasta oo Muslim ah oo haysta wax dheeraad ka ah masruufka naftiisa iyo ehelkiisa maalinka ciidda ah, waxaa ku waajibaysa in uu bixiyo sakaatul fidri, way ka siman yihiin ragga iyo dumarku, qof weyn iyo ilmo yar ba. Nebigu- sallal Laahu calayhi wasallam- waxa uu sheegay in ay qofka soonkiisii ka daahirinayso gefkii iyo dhacdhicii intii uu soomanaa, ...

Read More »

Dhageyso : Sida loogu Diyaar Garoobayo Munaasabadda Ciidul Fidriga.

Ciidda hore waa Ciidul Fidri ama Ciidda Yar ama Ciidda Soonfur sida dadka qaar u yaqaanaan, waxaana la ciidaa marka ay dhammaato bisha Ramadaan, iyada oo la soo soomay 29 ama 30 maalmood, Waa farxad weyn oo Alle- subxaanahuu wa tacaalaa– loogu mahadcelinayo in uu inoo suurageliyey gudashada waajibkaas weyn, ee ka mid ah shanta tiir ee Islaamka,Sidaas oo kale ...

Read More »

Chelsea & Atletico oo kawada hadlaya mustaqbalka Costa.

Kooxaha Atletico Madrid iyo Chelsea ayaa bilaabay wadahadal la xiriira mustaqbalka xidiga Diego Costa oo ka tirsan kooxda Chelsea. Atletico Madrid ayaa dooneysa inay dib uhesho xidigeedii hore kaasi oo 2014-kii kasoo dhaqaaqay caasimada Spain kuna biiray kooxda ka dhisan caasimada England. Kooxda Atletico Madrid ayaa ganaax waxa uu ka saaran yahay suuqa kala iibsiga waxaana uu xidigan ku qaadan ...

Read More »