Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha

Ciyaaraha

HORDHAC: “Kullanka Liverpool Vs Hoffenheim”

Kooxda Livepool ayaa garoonkeeda kusoo dhaweyndoonto kooxda Hoffenheim lugta labaad ee is reebreebka kkobka kooxaha qaarada yurub ee Uefa Champions League. Reds ayaa gacanta ku heeysata guul 2-1 ah oo ay isbuucii hore kasoo gaartay kooxda cawa martida u ah ee Hoffenheim, waxa ay caawa mar kale ku dagaalami doonaan labaan koox garoonka Anfeild ee kooxda Reds ku ciyaarto. XOGTA ...

Read More »

Warbixin: Xiddigahii ugu caansanaa ee soo xirtay numberka 7aad ee kooxda AC Milan Ka Hor Nikola Kalinić.

BY: (Abdullahi Hussein‏) AC Milan ayaa wali si wanaagsan u wada kaluumeysigeda ku aadan suuqa kala iibsiga ciyaartoyda sanadkan, markana waxay lasoo wareegeen xiddigii 11 aad ee xagaagan. kooxda Roosaneri ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay lasoo saxiixdeen xiddiga xulka qaranka Croatia ee Nikola Kalinić kaas oo ay kasoo qaateen kooxda Fiorentina ee is gudaha talyaniga ka xamaalata. Xiddigan ...

Read More »

Kooxda Barcelona: Oo Dalabki 4aad Ka Gudbineysa Philipe Coutinho!

Kooxda kubadda cagta ee Barcelona ayaa markaan diyaarineysa dalabkii ugu danbeeyay ee 4aad kaas oo ay ku raadinayaan saxiixa xiddiga reer Brazil ee Philipe Coutinho. Isbuucyadii lasoo dhaafay waxaa suuqa kala iibsiga ciyaartoyda qabsaday sheekada Coutinho iyo Barcelona, Tan iyo markii kooxda reer Spain ay weysay xiddigodii isla Brazil kasoo jeeday ee Neymar kaas oo waqti hore ku biiray kooxda ...

Read More »

11-kii xiddig ee ugu wanaagsana kullamadii Furitanka horiyaalka Laliga, Oo lasoo saaray!

W/Q: (Abdullahi Hussein) waxaa isbuucaan dib loo furay mar kale horiyaalka xiisaha badan ee dalka spain laga ciyaaro ee Laliga, waxaana laga ciyaaray kullama aad u adag. kullamadii furitaanka horiyaalka Laliga waxaa guulo gaaray kooxaha ugu waa wayn qaarkood wallow kooxda Macli Simione ee Athletico Madrid Taako loo dhigay, Barcelona iyada guul ayeey ku furatay, sidoo kale kooxda difaacaneysa ee ...

Read More »

Warbixin: 5 Laacib Oo Jabin Kara Lacaghii Waalida Ahaa Ee PSG, Ku Qaadatay Neymar!

W/Q: (Abdullahi Hussein‏) Paris Saint Germain ayaa lagaco waali ah ku qaadatay xiddiga reer Brazil ee Neymar kaas oo ay kala soo wareegeen kooxda Barcelona, Aduun dhan 222 milyan oo Euro. Neymar ayaa noqday laacibkii taariqka kubadda cagta ugu qaalisanaa, isaga oo lacago aan wali ciyaaryahan horay loogu iibsan lagu qaatay. Kadib dhacdadaas yaabka laheyd, suuqii kala iibsiga ciyaartoyda ayaa ...

Read More »

Barcelona: “Messi Kooxna Lagama iibin doono”

Tan iyo markii kooxda Barcelona ay lacagahii ugu faraha badnaa ebed ku fasaxday laacibkoodii reer Brazil ee Neymar kaas oo ka Mid noqday Kooxda Caasimada france ka dhisan ee PSG, Waxaa mar kale suuqa kala iibsiga leeysla dhex marayay war la yaab leh kaas oo ku aadan in Kabtanka xulka Argatina iyo Kooxda Barcelona Lio Messi in uu marayo wadadii ...

Read More »

5 Wax Yaabood Oo Laga Bartay Kullankii Man City iyo Everton!

W/Q Abdullahi Hussein‏ Waxaa xalay garoonka  Etihad Stadium ka dhacay kullan aad u xiisa badnaa kaas oo u dhaxeeyay kooxaha sida wayn u dagaalama ee Manchester City oo soo dhaweeysay dhigeeda Everton, Ciyaarta oo aheyd mid aad u adag ayey labada koox ku hesheeyeen Bar Baro 1-1 ah. Kullankas ayaana laga bartay wax yaabo fara badan, ciyaartoyda qaara ayaana rikoor sameeyay. ...

Read More »

HORDHAC: Kullanka Manchester City vs Everton, Wararka Labada Koox.

Kooxda Man City ayaa marti galin doonta kooxda Everton kulankoodii labaad ee horyaalka Premier league xilli ay labada kooxoodba isha ku hayaan in ay sii wadaan qaab ciyaareedkii fiicnaa ee ay horyaalka ku bilowdeen. Kooxda Tababare Guardiola ayaa guul 2-0 ah ka gaartay kooxda horyaalka ku cusub ee Brighton halka ay kooxda Everton guul 1/0 ah ka gaartay kooxda Stoke ...

Read More »

Sergio Ramos: “in kullan kasta kaarka cas leysiiyo halkan arin ayaa sababtay”!

Waxaa xalay mar kale kooxdiisa laga saaray xiddiga daafaca kaga ciyaara naadiga Real Madrid ee Ramos, waxa uuna sameeyay rikoor kaarkii casa ee uu xiddiga gudoomay. Sergio Ramos ayaana si cara leh uga hadlay kadib guushoodii ugu horeysay ee horiyaalka sandka cusub. Kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa ka hadlay kaarkii casaa ee loo taagay kulankii ay guusha ...

Read More »

Barcelona oo guul gaartay iyadoo qaab murugo leh garoonka kusoo gashay!+SAWIRO

kooxda kubadda cagta ee Barcelona ayaa garoonkeda kusoo dhaweysay kooxda Real Betis kullankeda ugu hooreyay ee horiyalka La Liga, Barca oo maaliyadaha ay ku ciyareysay dhabarka danbe kaga qorneed magac(Barcelona) kadib musiibadii isbucii lasoo dhaafay ka dhacday gobalka Catalonia magaalada Barcelona o ay koxda ka dhisantahay. Labada kooxood ayaana ciyartododa is dhex galeen ka hor kulanka iyagoo si wayn ugu ...

Read More »

Natiijoyinkii Kullamadii Laga Ciyaaray Horiyaalada Italy- Serie A iyo Laliga-Spain

W/Q: Abdullahi Hussein‏ Waxaa isbuucaan dib loo furay horiyaalada xiisaha badan ee Italian-Serie A iyo Horiyaalka dalka Spain laga ciyaaro ee La Liga. Kullamo xiisa badan ayaa laga ciyaaray horiyaalka Serie A taliyaniga waxaana guul ku furatay kooxda difaacaneysa koobka ee Juventus oo guul wayn ka gaartay kooxda Cagliari, Sidoo kale kooxda SS Napoli ayaa iyana guul gaartay waxa ayna ku ...

Read More »

Arsenal Oo Afka Ciida Loo Daray, Liverpool Oo Dirqi Ku Baxsatay, Lukaku Oo Wali La Joojin La’yahay, iyo Dhamaan Natiijooyinkii Kullamadii Horiyaalka English Premier League.

Waxaa isbuucii labaad la ciyaaray kullama ka tirsan horiyaalka xiisaha badan ee PremierLeague, waxaana laga soo calaamadeyay natiijooyin yaab leh. Kooxda Arsenal ayaa xalay qasaaro kala laabatay garoonka kooxda Stoke City oo ay marti u ahayd waxaan Gunners lagu xasuuqay 1-0 iyadoo ciyaar wanaagsan soo bandhigtay. Dhanka kale kooxaha Liverpool iyo Man United Ayaa guulo gaaray wiilasha Klopp ayaa 1-0 ...

Read More »