Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha - Ciyaaraha Soomaalida

Ciyaaraha Soomaalida

Xulka Da’yarta Dalkeena Soomaaliya oo gaaray Wareega Semi-Finalka Tartanka (CECAFA U17)

Xulka kubadda cagta 17-jirada Dalkeena Soomaaliya ayaa Galabta Guul ka gaaray Dhiggooda Kenya oo ay wada ciyaareen Kulankii ugu dambeeyay ee Groub-ka A. Xulkeena Somalia ayaa 1-0 kaga taqalusay Kenya, Ciyaarta ayaana Muhiim u aheyd Soomaaliya maadaama ay Xaqiijinayeen u gudubka Afar dhamaadka Ciyaaraha Koobka Afrika ee Ciyaartoyda da’dooda ka yar tahay 17-jirada (CECAFA U17). Waxaana Goolka Guusha Soomaaliya u ...

Read More »

Ciyaartoyda Xulkeena Soomaaliya oo hal lug la galay wareega afar dhamaadka tartanka 17 jirada ee CECAFA

Xulka qaranka dalkeena Soomaaliya gaar ahaan ciyaartooyda da’doodu ka hoosayso 17-ka sanno ayaa hal dhibic ka helay Burundi oo ah marti galiyaasha tartanka Cecefa under-17 kaddib markii ay wada galeen bar baro 0-0. Kullanka ayaa ka dhicay garoonka Ngozi ee ku yaala magaalada Bujumbura oo ah caasimadda Brundi. Xulkeena ayee leh afar dhibcood, waxaana hal lug ay lasii galeen Sami ...

Read More »

Ciyaar yahan ka tirsanaa Jeenyo oo Muqdisho ku geeriyooday.

Ciyaar yahankii hore ee kooxaha Elman & Olymbic Fitness Center (O.F.C) una soo ciyaaray xulka qaranka dalkeena Daahir Maxamed Muqtaar ayaa ka mid ahaa dadkii ku geeriyooday qaraxii ka dhacay Muqdisho. Daahir ayaa kamid ahaa kooxda Jeenyo waxaana uu ku geeriyooday qarixii ka dhacay Muqdisho gaar ahaan nawaaxiga Dekedda Weyn ee Muqdisho. Daahir Maxamed Muqtaar waxa uu kamid ahaa ciyaar ...

Read More »

Dhageyso: Gaari ay wateen ciyaartoyda Elman FC oo la weeraray

Wararka naga soo gaaraya duleedka Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in rag hubeysan ay weerareen gaari nooca raaxada ah oo ay saarnaayeen Ciyaartooy katirsan Kooxda Kubada cagta ee Elman FC. Rasaas la huwiyay gaariga ayaa waxaa ku geeriyooday Macalin xigeenkii Kooxda Bariga dhexe oo magaciisa lagu soo koobay Yuu, halka ay ku dhaawacmeen laba ciyaaryahan. Ciyaaryahanada dhaawaca ah ayaa kala ah; ...

Read More »

Banaadir iyo Heegan oo bar-baro ku kala baxay. Banaadir horyaalka weli loogama adkaan

Garoonka Banaadir Stadium dagmada C.casiis waxaa galabta kuwada kulmay kooxaha Banaadir iyo Heegan ciyaar ka tirsaneyd kulamadii 3-aad ee horyaalka heerka 1-aad ee dalkeena. Naadiga Banaadir oo xagaagii hore horyaalka ku qaaday Rikoor iyaga oo aan kulan xitaa laga adkaan ayaa weli sii wata bandhigooda waxaana galabta ay mar kale bar-baro la galeen kooxda Booliska ee Heegan. Kooxda ayaa kulankii ...

Read More »

Kooxaha Jeenyo iyo Dekedda oo bar-baro ku kala baxay.

Maanta ayaa dib loo ambaqaaday horyaalka heerka koowaad ee dalkeena waxaana galabta Muqdisho lagu ciyaaray Labo kulan oo kamid ah Kulamada 3-aad ee horyaalka xilli ciyaareedka 2016 – 2017. Kulan xiiso badan ayaa garoonka Jaamacadaha degmada Hodan waxa uu ku dhex maray kooxaha Jeenyo iyo Dekedda waxaana ciyaarta xiiso uyeelayay shumicii hore ee kooxda Jeenyo oo galabta ka hor yimid ...

Read More »