Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha - Kubadda Cagta

Kubadda Cagta

Juventus oo rikoor dhanka guulaha garoonkeeda ah sameysay.

Kooxda Juventus markan waxa ay 10 dhibic ka horeeyaan kooxda kusoo xigta ee AS Roma loolanka horyaalka Italian Seria A , kadib markii ay 2:0 kaga adkaadeen kooxda Empoli. Xidigaha Macalin Massimiliano Allegri ayaa doonaya inay sanadkan markii 6-aad oo xiriir ah ay ku guuleystaan horyaalka Talyaaniga , Ciyaar yahan Lukasz Skorupski ayaa gool kama ah ka dhaliyay kooxdiisa Empoli 52 ...

Read More »

Kooxda Sevilla oo hogaanka horyaalka la qabatay Real Madrid.

Kooxda Sevilla ayaa kasoo laabatay Gool qeybtii hore ee ciyaarta hogaanka looga qabtay oo uu ka dhaliyay ciyaar yahanka daafaca bidix uga ciyaara kooxda Real Betis ee Durmisi. Daafaca xulka Argentina iyo kooxda Sevilla Mercado ayaa kooxdiisa usoo celiyay Goolka bar-baraha ciyaarta daqiiqadii 56-aad qeybtii labaad ee ciyaarta. Ciyaar yahan Vicent Ibora oo bedel kusoo galay kaliya 14 daqiiqo garoonka ...

Read More »

Santi Cazorla oo garoomada kusoo laabanaya xilli ciyaareeedka soo socda.

Ciyaar yahan Santi Cazorla ayaa garoomada ka maqnaa mudo aad ufog waxaana mar kan la xaqiijiyay inuusan diyaar aheyn weli. Warar hore oo kasoo baxay maamulka Arsenal ayaa lagu sheegay in xidiga Spain udhashay uu garoomada kusoo laaban karo ka hor dhamaadka xilli ciyaareedkan balse iminka taasi ma ahan mid suurto gal sabab la xiriirta xaalada xidiga oo aan weli ...

Read More »

Manchester United oo iska xaadirisay wareega 16-ka Europe League.

Kooxa Manchester United ayaa iska xaadirisay wareega 16-ka tar-tanka labaad ee ugu xiisaha badan Yurub ee Europe League kadib markii ay 1:0 kaga adkaadeen kooxda reer France Saint-Etienne. Kooxda reer England ayaa ciyaarta bilowgeeda ku hogaamineysay 3:0 oo ka timid kulankii lugta koowaad waxaana mahadaa iska leh Zlatan Ibrahimovic oo Saddexleydaas dhaliyay. Kulankii xalay mar kale xidigaha macalin Jose Mourinho ...

Read More »

Valencia oo ka adkaatay Real , kooxda macalin Zidane weli hogaanka ayey heysaa.

Kooxda hogaanka uheysa horyaalka La liga Spain ayaa la kulantay guul daradeedii labaad ee xilli ciyaareedkan kadib markii xalay ay kooxda Valencia kala kulantay guul darro 2:1 ah. Ciyaar yahankii hore ee kooxda West Ham United Simone Zaza ayaa dhaliyay goolka koowaad ee kooxda Valencia , Fabian orellana ayaa dhaliyay goolka labaad ka hor intii uusan Ronaldo gool ucelinin kooxdiisa ...

Read More »

Kooxda Tianjin Quanjian oo dooneysa weerar yahanka Milan.

Kooxda ka ciyaarta horyaalka Chinese Super League ee Tianjin Quanjian ayaa soo bandhigtay qorshe ay ku dooneyso xidiga kooxda AC Milan Carlos Bacca. Sida laga soo xiganayo Sky Sport Italia kooxda Shiinaha ayaa soo bandhigtay qiime lacageed gaaraya €30 Million oo ay ku doonayaan weerar yahanka Colombia. Kooxda uu hogaamiyo macalin Fabio Canavaro ayaa dooneysa inay mushaar ahaan usiiyaan Carlos Bacca €12 ...

Read More »

Barcelona oo dooneysa daafac uciyaara kooxda Tottenham.

Kooxda Barcelona ayaa la dhibaatooneysa inay hesho ciyaar yahankii badalka unoqon lahaa Dani Alves oo kooxda isaga tagay , waxaana dhowr ciyaar yahan oo ay la saxiixatay ay ku fashilmeen la qabsiga hanaan ciyaareedka kooxda. London Evening Standard ayaa kusoo warameysa in Barcelona markan ay ku hamineyso helitaanka daafaca kooxda Tottenham Kyle Walker. Ciyaar yahan kan da’da yar ayaa ah ...

Read More »

Wakiilka Rooney oo China ujooga wadahadalo la xiriira mustaqbalka Xidiga.

Wakiilka Ciyaar yahan Wayne Rooney Paul Stretford ayaa ku sugan dalka Shiinaha halkaasi oo uu utagay wadahalado la xiriira mustaqbalka xidiga reer England. Sida ay ku warameyso majalada The Mirror Rooney ayay suuro gal tahay inuu ka tago Manchester United inta uusan xirmin suuqa dalka Shiinaha oo ku eg dhamaadka bishan February. Kabtanka xulka England iyo kooxda Manchester United ayaa ...

Read More »

Rasmi: Adam lallana oo Liverpool lasii joogaya ilaa 2020-ka.

Kooxda Liverpool ayaa heshiis waqti kordhin ah ka saxiixday ciyaar yahanka ka ciyaara qeybta dhexe ee weerarka ee Adam lallana. Lallana oo 28 jir ah ayaa Liverpool waxa uu kaga soo biiray kooxda Southampton 2014-kii 25M ayeyna kaga soo iibsatay xilligaa. Lallana ayaa heshiis kordhinta waxaa sidoo kale qeyb ka ah inuu todobaadkii mushaar ahaan uqaato 110,000 waxaana uu kamid ...

Read More »

Liverpool oo heshiis waqti kordhin ah ka saxiixeysa Lallana.

Adam lallana oo heshiis cusub usaxiixaya Liverpool. Kooxda Liverpool ayaa lasoo warinayaa inay heshiis waqti kordhin ah ka saxiixeyso xidigeeda reer England ee Adam lallana. Lallana ayaa saxiixaya heshiis 3 sano ah oo uu Liverpool kula sii joogayo waxaana kordhi doona mushaarka 110,000 ah ee uu iminka kooxda ka qaato. Lallana ayaa ku biiraya liiska xidigaha ugu mushaarka qaalisan Liverpool ...

Read More »

Leonardo Bonucci oo seegaya kulanka Champion-ka ee Juventus iyo FC Porto.

Daafaca kooxda Juventus Leonardo Bonucci ayaa ka maqnaan doona kulanka Champion-ka oo ay caawa kooxdiisu la ciyaareyso kooxda FC Porto sida ay xaqiijisay kooxda Juventus. Bonucci oo 29 sano jir ah ayaa kamid ahaa shaxdii kooxda Juventus ee Jimcihii 4:1 kaga adkaaday kooxda Palermo kulan ka tirsanaa horyaalka Italian Seria A. Maqnaashaha Bonucci ayaa salka ku haya qilfaa ka dhaxeeya ...

Read More »

Kooxda AS Monaco oo rikoor cusub udhigtay kooxaha Yurub.

Ma jirto koox ka dhisan Shanta horyaal ee qaarada Yurub oo sanadkan ka Goolal badan kooxda reer France ee As Monaco oo hogaanka uheysa horyaalka Ligue 1. Kooxda Barcelona ayaa rikoorkan horay udifaacaneysay iyadoo aheyd kooxda ugu Gool dhalinta sareysa Shanta horyaal ee ugu waaweyn qaarada Yurub. Radamel Falcao ayaa dhaliyay 2 Gool halka gool saddexaad uu dhaliyay Kylian Mbappe ...

Read More »