Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha (page 126)

Ciyaaraha

CR7,Pogba iyo Bale oo lagu arkay liiska Man City ay Dooneyso

Manchester-(M-M-C)–Kooxda Kubadda Cagta ee Man City ayaa la sheegayaa in ay Suuqa ka dooneyso Ciyaaryahanno muhiim ah kuwaas oo la doonayo in ay ka garab Ciyaaraan Aguero. Xiddigaha ay dooneyso City waxaa ka mid ah Ronaldo,Pogba iyo Bale, kuwaas oo qiimo badan ay ku dooneyso Kooxda. Bale iyo Ronaldo waa 2da Xiddig ee ugu qaalisan Real , Halka Pogba oo ...

Read More »

A.Madrid oo Gool kullaad ku soo gudubtay+Sawirro

Madrid-(M-M-C)–Atletico Madrid ayaa usoo gudubtay Wareegga 8 dhamaadka Koobka Champions League kadib markii xalay ay Gool kulaadyo la isku riiqmay ku soo dhaaftay Bayern Liverkusen. kadib markii Ciyaarta ay ku dhamaatay Gool uu Daqiiqaddii 27aad dhaliyay Mario Suarez, ayaa waqtiyadii la isku daray oo dhan la iska dhalin waayay wax Goolal ah. 10kii Gool ku laad ee la isku riday ...

Read More »

Arsenal oo adkaatay Boorsadeedana ka qaatay UCL+Sawirro

Monoco-(M-M-C)–Kooxda Arsenal ee Ingriiska ayaa xalay isaga hartay Horyaalka Europe ee Champions League, kadib markii ay Monoco 2-0 kaga adkaatay laakiin ay isla natiijadaasi ku hartay. Lugtii hore ayaa Arsenal gurigeeda 3-1 looga adkaaday,waxaaana ay natiijadu ka dhigan tahay 3-3 laakiin Arsenal ayaa ku hartay Goolasha loo yaqaano Awey Goals ee Dibadda lagu dhaliyo. Arsenal waxaa ay noqotay Kooxdii 2aad ...

Read More »

UEFA 10 Kooxood oo waaweyn ,waligoodna aan Qaadin Champions League yaa ka mid ah?

Muqdisho-(M-M-C)–iyada oo Caawa ay Ciyaareyso Arsenal ayaa waxaa ay ka mid noqotay 10ka Kooxood ee awoodda iyo taageerayaasha badan ee aan waligood qaadin UCL. Haddaba Hoos ka aqriso 10ka Kooxood adiga oo la yaabi doona n 2 iyo 3. 10. F.C Basel 9. Zenit St. Petersburg 8. Tottenham Hotspur 7-Shakhtar Donestk 6-PSG 5-Shalke 04 4-Olompilyon 3-Valencia 2-Atletico Madrid 1-Arsenal W/Q: ...

Read More »

yaa ka mid ah Kooxda Riyada ee Yaya Toure?

Muqdisho-9(M-M-C)–Xiddigga reer Ivory Coast iyo Naadiga Man City Yaya Toure ayaa soo saaray Kooxdiisa Riyada iyada oo ay ku wada jiraan Ranaldo, Messi iyo Rag kale oo muhiim ah. Yaya ayaa aaminsan in Kooxdiisa Riyada oo Koox run ah loo badalo aan marna laga adkaan karin,maadaama ay tahay Koox awood badan. Halkan hoose ka eeg Kooxda Riyada ee Yaya Toure: ...

Read More »

Ronaldo Walaashii'” Dhimasho ayaa u dhaanta Walaalkey Irina Shayk Luminteedii”+Sawirro

Muqdisho-(M-M-C)–Gabadha la dhalatay CR7 ayaa sheegtay in ay ka walaacsan tahay dhibaatada uu wajahayo Walaalkeed kadibmarkii ay kala tageen Gabdhiiay saaxiibada ahaayeen ee Irina Shayk. Ronaldo Dhalashadiisii 30aad majirin Lamaantiisii uu Caanka ku ahaa ee Marwaliba Garabkiisa ku Sawirnaajirtay. Elma oo ah Gabadha la dhalatay Ronaldo ayaa sheegtay in Ranaldo ay u dhaantay in uu dhinto halkii uu ka lumin lahaa ...

Read More »

UEFA oo soo saartay Kooxaha ugu Wanaagsan Europe.

Muqdisho-(M-M-C)–Xiriirka Kubadda Cagta Europe ee UEFA ayaa soo saartay sida ay u kala wanaagsan yihiin Kooxaha Qaaradda Europe ee Kubadda Cagta. arrintan waxaa ay ka dambeysay kadib markii Sanadkii la soo dhaafay ay Real ku guulesatay UCL. waxaana Kaalimaha Hore kujira Kooxaha Real, Barcelona, Bayern Munich iyo Chelsea, waxaana ay tani muujineysa Koox kasta iyo Dadaalkeeda halka uu dhigay. W/Q: ...

Read More »

Turkiga oo kabbaxay Tartanka Europe ee Golofka 2022-ka+Sawirro

Ankara-(M-M-C)–Xiriirka Kubadda Golofka ee Dlka Turkiga ayaa si rasmi ah u shaaciyay in ay k baxeen tartanka Golofka ee 2022ka . Madxweynaha Xiriirka Kubadda Golofka ee Dalka Turkiga Axmed Agaoglu ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay in ay ka laabteen Tartanka Golofka Europe ee 2022ka oo ay ka wada qeyb gali lahaayeen Waddamada  kala ah:Germany, Spain, Italy, Austria iyo  Portugal. Madaxweynaya ayaa intaasi ku ...

Read More »

XSKC oo soo saaray Isku Aadka wareega labaad ee Horyaalka kubadda cagta 2014-15

 Muqdisho-(M-M-C)–Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa soo saaray isku aadka wareega labaad  e horyaalka kubadda cagta dalka ( Nationlink Championship 2014-15. Wareega koobaad waxaa hogaanka si wadajir hogaanka ugu dhamaystay kooxaha Heegan iyo Jeenyo oo min 20 dhibic leh ,iyadoo faraqa goolasha ayb ku hogaaminyaso kooxda Heegan. Kulanka ugu horeeyay wareega labaad  waxaa la ciyaari doonaa 19 bisha maarso ooku ...

Read More »

yaa loo Caleemo saaray Boqorrada Gool ku laadka EPL-ka?+Sawirro

Southamton-(M-M-C)–Marka Kooxaha Ingriiska laga eego Gool kulaad tuurista waxaa qiimeyn lagu sameeyay Kooxaha ugu wanaagsan Gool kulaad dhalinta. haddaba Kooxda Southamton ayaa Todobaadkan Gool ku laad ka dhalisay Chelsea, waxaana saxiixay Xiddigga Todic , Goolkaas ayaa Kooxda safka sre ka galiyay Kooxdiisa iyo waliba in ay noqoto Boqorrada Gool ku laadka ugu wanaagsan Kooxaha England. Shaxdan hoose waxaa ay muujineysaa ...

Read More »

Police-ka oo weeraray Xarunta Sunderland sababta?+Sawirro

Sunderland (M-M-C)–Booliska England yaa weeraray Guriga Dhar badalashada Kooxda Sunderland si ay u soo xiraan Adam Johnson oo lagu eedeeyay inuu Gabar ka yar Da’da Guurka Reer Glbeedka uu u Golmooday. Booslisla ayaa Damiin ku siidaayay Todobaad ka hor Adam, Waxaana ay weerar ku qadeen Garoonka Kooxda e Stadium of light iyo Xerada Tababarka Kooxd si ay u helaan Caddeymo dheeri ah. ...

Read More »