Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha (page 2)

Ciyaaraha

Liverpool vs Man United, Chelsea vs C.Palace, iyo Dhamaan Kullamada Laga Ciyaari Doono Horiyaalka Ingiriiska

Waxaa mar kale dib loo ciyaari doonaa horiyaalka xiisaha badan ee Premier League, kadib markii dib looga soo laabtay gudashadii waajibaadka Qaramada oo ciyaartoyda ay fasax ugu maqnaayeen. Kullama aad u adag ayaa laga ciyaaari doonaa maanta ilaa caawa. Ciyaarta ugu adag uguna soo horeysa ayaana ah tan dhex mari doonto labada koox ee sida wayn u xifaltama. Liverpool iyo ...

Read More »

Xiriirka Kubbada Cagta France Oo Diyaarinaya Qorshihii Uu Zinedine Zidane Badalka Ugu Noqon Lahaa Tababare Didier Deschamps”

W/Q: (Abdullahi Hussein)  Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayay suuragal noqon karta inuu isaga dhaqaaqo garoonka Santiago Bernabéu, kadib marka uu soo idlaado koobka aduunka  eee sanadka soo socda ka  dhici doono dalka Russia iyada oo xidhiidhka kubbad cagta France ay doonayaan in Los Blancos ay ka afduubaan Zidane si uu macalin ugu noqdo xulka qarankooda France marka ...

Read More »

Hordhaca: Atletico Madrid vs Barcelona+Shaxda Labada Kooxood”

W\Q: (Maxamed Ahmed Lio) Barcelona ayaa mari doonta caawa tijaabadii ugu adkeyd kulamada horyaalka La Liga, waxeyna u martiyi doontaa kooxda Atletico Madrid iyadoo aan wax taageero ah uga horeyn garoonka cusub ee Wanda Metrapolitanto. Balaugrana ayaa guul gaartay dhamaan kulamadii horyaalka iyadoo keensatay 21-dhibcood oo aan la dhexgalin, waxeyna shan dhibcoodkooxda kaalinta labaad ee Sevilla, waxaana laga doonayaa iney caawa ...

Read More »

Emre Can: Oo Ka Hadlay Waxa ay filayaan kulanka ay laciyaarayaan United-ka”

W/Q: (Abdullahi Hussein)  Xidiga xulka qarankae Germany iyo kooxda Liverpool ee Emre Can ayaa ka hadlay qaladaadka ay sameeyeen kooxdiisa Reds kulamadii lasoo dhaafay  wuxuuna sii sheegay in baahi weyn loo qabo inay ka dheeraadaan in markale aysan dib u soo laaban qaladaadkan kulanka ay la ciyaari doonaan Manchester United. Emre Can  oo ka hadlayay kulanka adag ee Manchester United  ...

Read More »

Real Madrid: Oo Udhaqaaqday Saxiixa Daafaca Bayer Ee David Alaba”

W\Q: (Maxamed Ahmed Lio)  Naadiga Real  ayaa aad uxiiseyneysa saxiixa garabka kooxda Bayern Munich ee David Alaba Tababare Zidane ayaa si weyn ula dhacsan wiilkaas reer Austria waxa uuna madaxa kooxdaas ee Perez uu ku adkeeyay in saxiixiisa loo dhaqaaqo bisha January. Marca  ayaa sheegeysa in Real diyaariyeen dalab gaaraya 70 milyan oo euro si Alaba uga soo jiidaan kooxda ...

Read More »

Andre Gomes iyo Paco Alcacer oo laga yaabaa inay u dhaqaaqaan Premier League bisha Janaayo”

W/Q: (Abdullahi Hussein)  Arda Turan kliya  ma ahan ciyaaryahanka kaliya ee Barcelona ah  oo  ku jira liiska bisha Janaayo u dhaqaaqi karo bisha janawari waxaa ku wehlin doona ay macquul tahay iney kooxda katagaan ciyaaryahanada kala ah Andre Gomes iyo Paco Alcacer. Dhammaan saddexdaan Ciyaaryahan kama mid ahan shaxda tababare  Ernesto Valverde, gaar ahaan Alcacer, iyo sida uu qoraayo  wargayska ...

Read More »

Sergio Busquets: Oo Khatar Ugu Jira In Uu Seego Kulanka Atletico Madrid”

W\Q: (Maxamed Ahmed Lio)  Wargayska mundo Deportivo ayaa sheegaya in xiddiga khadka dhexe ee kooxda Barcelona ee Sergio Busquets uu halis ugu jiro in uu seego kulanka Adag ee ay kooxdiisa Barcelona sabtida la ciyaari doonto kooxda Atletico Madrid kulan ka tirsan horyaalka La Liga. Busquets ayaa tababarka mar kula soo laabtay xiddigaha Alba iyo Rakitic kadib markii ay soo ...

Read More »

Chelsea Oo War kasoo Saartay Dhaawicii N’Golo Kante imisa ayuu garoomada ka maqnaan doonaa?

W/Q: (Abdullahi Hussein)  N’Golo Kante ayaa dhabar jab hor leh ku noqday shaxda Conte kaddib markii uu u soo muuqday sida inuu garoomada ka maqnaan doonto inta ka harsan Bishan. Xiddiga saameynta wayn ku leh qadka dhexe ayaa dib ugu soo laabtay tababara kooxda si looga daweeyo dhibaatada ka soo gaartay muruqa kaddib markii dhaawac looga saaray xulkiisa Faransiiska. Waxaa ...

Read More »

Man City oo qorshaynaysa inay heshiis cusub ka saxiixdo David Silva”

Manchester City ayaa diyaar u ah in heshiis cusub ay ku abaal mariso laacibkeeda David Silva sida ay baahisay Daily Mail. Tababare Pep Guardiola ayaa doonaya in David Silva uu sii joogo garoonka Etihad inkasta oo haatan uu yahay 31 jir. Qandaraaska David Silva ee Manchester City ayaa dhacaya 2019, waxaana laga saxiixayaa hal sano oo dheeraad ah taas oo ...

Read More »

Real Madrid oo ogolaatay in United ay ka iibiso Gareth Bale”

W/Q: (Abdullahi Hussein)  Real Madrid ayaa ugu danbayntii ogolaatay inay ka iibiso laacibkeeda Gareth Bale kooxda Manchester United. Tababare Zidane ayaan doonayn in Gareth Bale uu la sii joogo kooxda kadib dhaawacyo hareeyay ciyaaryahanka reer Wales sida ay baahisay El Confidencial. Zidane ayaana doonaya inuu intabadan ciyaarsiiyo Isco kaas oo ku jira qaab ciyaareedkiisii ugu fiicnaa tan iyo markii uu ...

Read More »

Arturo Vidal oo ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaaraha Caalamiga ah”

W\Q: (Maxamed Ahmed Lio)  Xiddiga reer Chile ee Arturo Vidal ayaa ka fariistay u ciyaarista xulkiisa kadib markii ay ka hareen u soo bixida koobka adduunka ee 2018. Brazil ayaa 3-0 uga adkaatay xulka Chile, kulankaas ayaana soo afjaray rajadii Chile ee u soo bixida koobka adduunka. 30 jirkaan ayaa go’aan saday inuu iska siibo kobihii uu ugu ciyaarayay xulka ...

Read More »