Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha (page 20)

Ciyaaraha

Chelsea Oo La Tumay, Barcelona Oo Taako Loo Dhigay, PSG Oo Xasuuq kale Geysatay, iyo Dhamaan Kullamadii Laga Ciyaaray Champions League,+Sawiro

W/D: ( AbdulahiHusein_  ) Waxa xalay la ciyaaray kullamadii 4aad ee koobka Champions League habeenkii koobaad, Waxaana laga soo calaamadeyay natiijooyin kala duwan, kooxo waaweyn qaarkood aya af ciida loo dara, halka kuwa kalne ay badiyeen, qaarna bareejo ay galeen. Kuulankii ugu adkaa ayaa dhexmaray kooxaha Roma iyo Chelsea, waxaa xalay dhulka lagu jiiday kooxda heeysata horiyalka ingiriiska ee Blues, ...

Read More »

Arsena Winger: Oo Dalbaday Goal Hayaha Barcelona Ter Stegen”

W/D: ( @AbdulahiHusein_  ) Tababaraha kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa isha ku haaya saxiixa goolhayaha Barcelona ee Marc-Andre ter Stegen. Express ayaa daaha ka qaaday in Wenger uu u arko goolhayaha Barcelona badalka ku haboon ee goolhaye Petr Cech. Tababaraha reer France ayaa sidoo kale aaminsan in goolhaye David Ospina uusan awoodin inuu si joogto ah u waardiyeeyo goolka Arsenal. ...

Read More »

Cante: Oo Dib Usoo Laabtay Tababarka Kooxda Chelsea”

Waxaa Qoray (Maxamed Ahmed Liyo) Laacibka Qadka Dhexe ee kooxda  Chelsea N’Golo Kante ayaa si caadi ah uga qeyb qaatay tababarka Chelsea wuxuuna qarka u saaran yahay inuu garoomada ka soo muuqdo ciyaarta ugu soo horreysa ay caawa Chelsea la yeelan doonto Roma tartanka Champions League. Xidiga  reer France ayaa garoomada ka maqnaa tan iyo bilowga bishan Oktoobar kaddib dhaawac ka ...

Read More »

Dhamaan Kullamada Champions League, iyo Waqtiga Ay Soo Galayaan

Waxaa todobaadkaan dib loo ciyaari doonaa koobka xiisaha badan ee Champions League, waxaa dhici doona ciaaro aad u adag. Kooxaha qaarkod ayaa doonaya in ay xaqiijiyaan usoo bixi taankooda wareega xigga ee koobkaan, halka kooxa kalane ay rabaan in ay usoo baxaan koobka kale ee isla yurub Uefa Europe League. Kullamada ugu adage e caawa la dheeli doono waxaa ka ...

Read More »

Warbixin: Wax Ka Ogow Rikoorada Ayna Wali Gaarin, Messi iyo Ronaldo ee Champions League, iyo Taariikhaha Koobkan Xiisaha Badan.

W/D: ( @AbdulahiHusein_  ) Lagama daalo xilli walba iyo waqti walba in laga hadlo Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi sababtoo ah waa xidigaha xilligaaan ugu saameeynta badan kubada cagta , sidoo kale waa ciyaaryahano loolan adag ka dhexeeyey tan iyo 2008. Hadaba waxaan ognahay inay jiraan rikooro kala duwan oo xidigahaan dhaafeen ama ay jebiyeen kuwaas oo dhamaantooda ahaa kuwa ...

Read More »

Jurgen Klopp: Oo Sheegay In Uu Salah Ka qaadi doono Masuuliyada Rigooro Tuurista”

W\Q: (Maxamed Ahmed Lio) Hogaamiyaha  Kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa lagu soo waramayaa in uu ka qaadi doono masuuliyada Rigoore Tuurista ee kooxda Liverpool kadib guushii ay ka gaareen kooxda Huddersfield. Salah ayaa noqonaya Xiddiga 3-aad ee laga qaada  rigoorada kooxda Liverpool 6-dii bilood ee ugu dambeeyay isaga oo booskaas helay kadib markii uu xulka qarankiisa daqiiqadii 95-aad dhaliyay goolka ...

Read More »

Cristiano Ronaldo: Oo Ganaax La Kulmi Kara Kadib Markii Uu Qalad Mid Kamid ah Xidigaha Girona Kulankii Xalay”

W/D: (  @AbdulahiHusein_  ) Laacibka Kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayey suuragal tahay inuu la kulmo ganaax kale oo muddo ka mamnuuca inuu kasoo muuqdo horyaalka La Liga kadib markii uu ku xad gudbay mid ka mid ah xidigaha Giron, inkastoo aan la ogeyn sida uu falkaan u yahay mid ganaax lagu muteysan karo. Xidiga dhawaan la gudoonsiiyay markiisii shanaad abaalmarinta ...

Read More »

Gianluigi Buffon: “Juventus ayaa igu qasabtay inaan ciyaaraha Ka fariisto”

W\Q: (Maxamed Ahmed Lio)  Goolhaye Qabiirka ee Kooxda Juventuus Iyo Xulka Azuuri  Gianluigi Buffon ayaa ka hadlay sababtii uu ugu dhawaaqay in dhamaadka xiliciyaareed kaan uu ka fariisanayo kubadda cagta. 39 jirkaan ayaa sheehay  in kooxdiisa Juventus ay ku qasabtay inuu qaato go’aankaas maadama kooxdu ay raadinayso isaga badalkiisa. Wuxuu sheegay in kooxdu ay heshay ciyaartoy ka da’yar isaga sidaas ...

Read More »

Mourinho: Oo Kawarbixiyay Xiliga Uu Soo laabanayo Pogba”

W/D: (  @AbdulahiHusein_  ) Tababaraha United-ka Jose Mourinhoa yaa waxa uu sheegay in uusan aragti ka haysan xilliga “Paul Pogba”, ku soo laaban doono kooxda Manchester United. Pogba ayaa ku dhaawac may  kulankii ay  3-0 United-ka  uga badisay Basel Champions League – muddo 6 toddobaad ku dhaw. Tababbaraha United, Mourinho waxa uu daaha ka qaday  in Pogba si gaar ah u ...

Read More »

Ozil: Oo Sheegay in Lacazette uu Yahay Benzema-ha cusub”

W\Q: (Maxamed Ahmed Lio) Xidigii hore ee Real Madrid Mezut Ozil waxa uu sheegay in Alexandre Lacazette uu leeyahay Qaab ciyaareedka  Karim Benzema uuna  guulo gaari karo. Ozil ayaa aamin san in Lagazette uu leeyahay qaab ciyaareedka weraryahanka real iyo xulka faransa Penzema. Lacazette ayaa Arsenal ugu soo biiray aduun dhan  £52million isagoona u dhaliyay 5 gool 10 kulan oo uu ...

Read More »

Rikooradii Laga Diiwaan Galiyay Kullamadii Laga Ciyaaray Horiyaalada Yurub

W/D: (  @AbdulahiHusein_  ) Waxaa shalay kullamo xiisa badan laga ciyaaaray horiyaalada kala duwan ee qaarada yurub, waxaana laga soo calaamadeeya rikooro kala duwan. Horiyaalada ugu adage e kala ah. Ingiriiska, Talyaaniga Spain, Germany iyo Fraance. Waxaa war bixintaan ku idinkugu soo gudbin doonaa Rikooradii ciyaarahii la ciyaaray. Rikoorada Laga Diiwaan Galiyay Horiyaalada Yurub Todobaadkaan: 1-Manchester 1-0 Tottenham. (Martial 81 ...

Read More »

England 5-2 Spain: Da’yarta ingiriiska oo ku guuleystay Koobka aduunka ee 17-jirada,+Sawiro

W/D:  @AbdulahiHusein_  Ciyaartoyda xulka England ee 17-jirada ayaa ku guuleystay koobka aduunka ee 17-jirada, iyagoona  5-2 ku garaacay xulka Spain: Phil Foden ayaa dhaliyay laba gool xilli xulka 3da lipaax da’yarkooda ay soo laabasho yaab leh sameeyeen. England ayaa kasoo laabatay 2-gool oo ciyaarta looga hogaaminayay Finalka koobka Under 17 World Cup oo ka dhacayay Kolkata. Waxaa laba gool oo isku ...

Read More »