Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha (page 30)

Ciyaaraha

DEG-DEG: Bastian Schweinsteiger oo ku biiray kooxda Chicago Fire!

Khadka dhexe kooxda Manchester United ee Bastian Schweinsteiger ayaa dhamaystiray ku biiritaankii uu ku biiri lahaa kooxda Chicago Fire sida ay shaacisay kooxda reer mareekan. 32 jirkan ayaa kamid ah xidigaha uu keydka ku ilooway macalin Jose Mourinho isagoona afar kulan oo keliya kasoo muuqday safka hore ee kooxda Red Devils. Sida laga soo xigtay Chicago Tribune, halyeeyga xulka Germany ...

Read More »

Thomas Tuchel oo sheegay inuusan xiiso u qabin shaqada macalinimo ee kooxda Arsenal.

Bacalinka kooxda Borussi Dortmund ee Thomas Tuchel ayaa ku dooday inuusan qorsheenayn inuu dhamaadka xili ciyaareedkan katago kooxda reer Germany si uu macalin Arsen Wenger uga bedelo jegada macalinimo ee kooxda Arsenal. Mustaqbalka  67 jirkan ee kooxda The Gunners ayaana god dheer kusii dhacay kadib guul daradii xanuunka badnayd oo ay kooxda kala kulantay kooxda West Bromwich Albion. Macalimiin dhowr ...

Read More »

Sergio Ramos oo ka hadlay xiriirka kala dhaxeeya daafaca Barcelona Pique.

Xiriirka ka dhaxeeya daafacyada kooxaha Real Madrid iyo Barcelona oo ah kooxaha ku loolama horyaalka ayaa ah mid adag maadaama ay yihiin labada koox ee ugu guulaha badan dalka Spain. Real Madrid kabtankeeda Sergio Ramos ayaa haddana sheegaya in aysan jirin wax sabab ah oo ay isugu caroodaan marka la joogo gudashada waajibaadka xulkooda qaran ee Spain. Ramos iyo Gerard Pique ...

Read More »

RASMI: FA-ga oo eedeemo u soo jeediyay kooxda Manchester City!

Xiriirka kubada cagta England ee FA ayaa eedayn ku aadan in xidigaheeda ay ka adkaan weyday u soo jeedisay kooxda Manchester City eedahaasi oo ka dhashay kulankii 1-1 ku soo idlaaday oo ay kooxda Sky Blue garoonkeeda kula ciyaartay kooxda Liverpool. Xidigo dhowr ah oo katirsan kooxda Man City ayaa isku geedaamiyay garsoore Michael Olivier kadib markii uu gool kulaad ...

Read More »

Olivier Giroud: waxaan doonaynaa inuu Arsen Wenger kooxda sii joogo.

Weeraryahanka jooga dheer ee kooxda Arsenal Olivier Giroud ayaa booriyay macalinka Arsenal ee Arsen Wenger isagoona sheegay inuu wakhti dheer kusii sugnaado kooxda Arsenal sidookalena wuxuu maamulka kooxda u diray baaq ku aadan in heshiiska loo kordhiyo macalinkan waaya araga ah. 67 jirkan ayaa la filayaa inuu dhowaan soo gaba gabeeyay mustaqbalkiisa kooxda Arsenal maadaama taageerayaasha kooxda ay ku kacsanyihiin ...

Read More »

Manchester United oo gaartay guushoodii 600 ee Priemer League! liiska + SAWIRO.

kooxda Manchester United ayaa kulankooda 600-aad guul ka gaaray kulamada Priemer League kadib markii ay shalay galab ka adkaadeen kooxda Middlesbrough. Unitedka ayaa haatan usoo dalacday kaalinta shanaad kadib mudo kabadan 100 maalmood oo ay booska lixaad kafadhiday kala saraynta horyaalka England Priemer League. kooxdan ayaa noqotay kooxda taariikhda horyaalka Priemer League guul ka gaarta 600 kulan, kooxda ugu dhow ...

Read More »

Afar rikoor oo gaar u ah goolhayaha khabiirka ah xulka Italy iyo kooxda Juventus ee Gianluigi Buffon!

Goolhayaha khabiirka ah xulka talyaaniga iyo kooxda Juventus ee Gianluigi Buffon ayaa siiwata rikoorkiisa wanaagsan xulka talyaaniga iyo horyaalka Serie A-da Italy. Hadaba mudadii badnayd oo uu halyeeygan kuguda jiray xirfada kubada cagta ayaa waxaa uu gaaray guulo badan oo uu kuriyoodo xidig kasta oo ciyaara kubada cagta. Hadii aan eegno afartii rikoor oo loo diiwaan geeliyay goolhayahan khabiirka ah ...

Read More »

Qiimeyn : xidigaha 24 jirada ah ee rikoorka gool dhalinta wanaagsan ka heysta EPL-ka.

Weerar yahanada ka ciyaara horyaalka England Premier League ee da’da 24 jirada ah ayey sheekadan si gaar ah ugu lug leedahay iyo waayahooda wanaagsan ee dhalinta goolasha. Weerar yahanka kooxda Everton Romelu Lukaku ayaa dhaliyay 2 gool oo kamid ah 4 gool oo ay kooxdiisu todobaadkan kaga adkaatay dhigooda Hull City , Lukaku ayaa sidaa ku noqday ciyaar yahanka kaliya ...

Read More »

5-ta Ciyaar yahan ee kulamada ugu badan ee xiriirka ah ka ciyaaray Premier League.

Daafaca kubad joojiyaha ah ee kooxda Leicester City Wes Morgan ayaa kulamo badan oo xiriir ah usaftay kooxdiisa , Morgan ayaa ciyaaray daqiiqad walba oo kamid ah xilli ciyaareedkii dhamaaday. Hanka daafaca reer Jamaica ee ahaa inuu kasoo muuqdo liiska xidigaha ugu badan ee kulamada xiriirka ah usaftay kooxahooda waayaha Premier League kadib markii uu dhaawac soo gaaray todobaadkan. Wes ...

Read More »

Leicester oo soo laabatay , Vardy iyo Mahrez oo dib uhelay Bandhigoodii wanaagsanaa.

Kooxda Leicester City ayaa guuleysatay dhamaan afartii kulan oo ay ciyaareen tan iyo markii shaqada kooxda si kumeel gaar ah loogu dhiibay kaaliyihii Ranieri ee Craig Shakespeare. Xidigihii furaha u ahaa guushii taariiqda gashay ee kooxda Leicester ay ku qaaday horyaalka EPL-ka ayaa iyaguna dib uhelay bandhig ciyaareedkoodii wanaagsanaa sida Jamie Vardy iyo Riyad Mahrez. Ciyaar yahanka heysta abaal marinta ...

Read More »

Gerard Pique oo sheegay in Barcelona aysan markale heli doonin xidig lamid ah mucjisadooda reer Argentina ee Leonel Messi.

Mucjisada kubada cagta ee Leonel Messi ayaa isku haysta ciyaaryahan iska caadi ah balse daafaca ay isku kooxda yihiin ee Gerard Pique ayaa amaan ugu qubeeyay. Daafaca kooxda Barcelona ee Gerad Pique ayaa bandhig ciyaareedka cajiibka ah ee Leonel Messi amaanay wuxuuna sheegay inay adkaan doonto in xidig isaga lamid ah ay markale hesho kooxda Barcelona. Messi ayaa kooxdiisa ku ...

Read More »

James Milner oo rikoor cusub ka dhigay horyaalka Premier League.

Ciyaar yahanka kooxda Liverpool iyo xulka England James Milner ayaa rikoor udhigay horyaalka England Premier League , kadib markii uu gool udhaliyay kooxdiisa Liverpool kulankii ay xalay bar-baraha la galeen kooxdiisii hore ee Manchester City. Horaantii Bishii January ee sanadkan James oo qadka dhexe ee weerarka ka ciyaara ayey Liverpool ubedeshay mid ka ciyaara garabka bidix ee daafaca waxaana uu ...

Read More »