Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha (page 4)

Ciyaaraha

Juventus oo xaqiijisay inay xiiseynayaan Douglas Costa.

Macalinka kooxda Juventus ayaa xaqiijiyay inay kooxdiisu dooneyso saxiixa xidiga xulka Brazil iyo kooxda Bayern Munich ee Douglas Costa. Ciyaar yahanka heerka caalami ee xulka Brazil ayaan ku qanacsaneyn kooxda Bayern Munich maadaama uusan kamid aheyn shaxda dooqa koowaad ee macalin Carlo Ancelotti. Sida ay qoreyso majalada Goal.com kooxda Bayern Munich ayaa fasixi karta xidiga weerarka ka ciyaara hadii ay ...

Read More »

FIFA oo awood dheeri ah siineysa garsooreyaasha.

Xiriirka kubadda cagta dunida ee Fifa ayaa garsooreyaasha siiyay awood dheeri ah oo ay ku joojin karaan kulamada ay dhex dhexaadinayaan hadii ay dhacaan qaladaad dhanka taageerayaasha ah. Arrinkan ayaa qeyb ka ah Saddex qorshe oo ay xiriirka ku awood siinayaan garsooreyaasha inay ku joojin karaan ciyaaraha caalamiga ah. Xiriirka kubadda cagta dunida ee Fifa ayaa dhaqan gelinta qodobkan ku ...

Read More »

Southampton oo shaqadii ka ceyrisay macalin Claude Puel.

Maamulka kooxda Southampton ayaa shaqadii ka ceyriyay macalin Claude Puel kadib markii uu kooxda leylinayay muddo hal sano ah. Macalinka reer France ee 55 sano jirka ah ayaa shaqada kooxda loo magacaabay bishii June 2016 , waxaana uu kooxda ku hogaamiyay guulo muhiim ah. Macalin Puel ayaa sidoo kale kooxdiisa gaarsiiyay kama dambeysta tar-tanka League Cup-ka oo ahaa markii ugu ...

Read More »

Tar-tanka Confederation cup oo Sabtida ka furmaya dalka Russia.

Tar tanka Confederation Cup 2017 ayaa sabtida soo aadan ka furmaya dalka Russia tar-tankan ayaa ah mid la qabto sanad ka hor koobka dunida. Tar-tanka waxaa ka qeyb gala 8 dal oo kala matalaya qaaradaha dunida xulka marti gelinaya koobka dunida ee soo socda ayaa si toos ah tar-tanka kaga qeyb gala. Xulka Germany oo ku guuleystay koobkii dunida ee ...

Read More »

Horyaalka Premier League 2017/18 iyo kulamada kooxda Chelsea.

Horyaalka England Premier League sanadkan ciyaareedkan waa mid xiiso badan waxaana difaacaneysa kooxda Chelsea oo ku guuleysatay xagaagii dhamaaday. Waxaa maanta oo Arboco ah 14-06/June-2017 lasoo saaray jadwalka horyaalka ee xilli ciyaareedka soo aadan iyo sida ay kooxuhu uciyaarayaan. Waxaan idiin soo gudbineynaa isku aadka kooxaha iyo koox walba kulamadeeda waxaan ku bilaabaynaa kooxda Chelsea iyadoo aan koox walba iyo kulamadeeda ...

Read More »

Horyaalka Premier League 2017/18 iyo kulamada kooxda Manchester United.

Horyaalka England Premier League sanadkan ciyaareedkan waa mid xiiso badan waxaana difaacaneysa kooxda Chelsea oo ku guuleysatay xagaagii dhamaaday. Waxaa maanta oo Arboco ah 14-06/June-2017 lasoo saaray jadwalka horyaalka ee xilli ciyaareedka soo aadan iyo sida ay kooxuhu uciyaarayaan. Waxaan idiin soo gudbineynaa isku aadka kooxaha iyo koox walba kulamadeeda waxaan idiin soo gudbinaynaa kooxda Manchester United iyadoo aan koox walba ...

Read More »

Horyaalka Premier League 2017/18 iyo kulamada kooxda Liverpool.

Horyaalka England Premier League sanadkan ciyaareedkan waa mid xiiso badan waxaana difaacaneysa kooxda Chelsea oo ku guuleysatay xagaagii dhamaaday. Waxaa maanta oo Arboco ah 14-06/June-2017 lasoo saaray jadwalka horyaalka ee xilli ciyaareedka soo aadan iyo sida ay kooxuhu uciyaarayaan. Waxaan idiin soo gudbineynaa isku aadka kooxaha iyo koox walba kulamadeeda waxaan ku bilaabaynaa kooxda Liverpool iyadoo aan koox walba iyo ...

Read More »

Rikooradii laga diwaan geliyay kulankii France & England.

Xulalka France iyo England ayaa kulan saaxiib tinimo isku arkay garoonka Stade de France oo dhaca magaalada Paris ee caasimadda France. Labada xul kulankooda waxaa goob joog ahaa oo daawanayay madaxda dhanka siyaasada ugu sareysa labada dal madaxweynaha cusub ee France Emanuel Macron iyo Haweeneyda Ra’isul Wasaaraha ka ah Britain Theresa May ayaa labaduba ku sugnaa garoonka oo ay xaadireen ...

Read More »

Arsenal oo dooneysa daafac ka tirsan Man United.

Kooxda Arsenal ayaa kamid noqotay liis kooxo ah kuwaasi oo doonaya daafaca kooxda Manchester United iyo xulka Saddexda Libaax ee Chris Smalling. Majalada The Sun ee kasoo baxda England ayaa qoreysa in Arsenal ay dooneyso inay Smalling kaga faa’ideysato qilaafka ka dhex jira isaga iyo macalin United Jose Mourinho. Kooxda Manchester United ayaa heshiis la gaartay daafaca kooxda Benfica Victor ...

Read More »

10 ciyaar yahan oo France ah oo ka adkaaday England.

Xulka England ayaa kulankoodii ugu dambeeyay xilli ciyaareedka kusoo xiray guul darro xilli ay wajaheen xulka France kulan saaxiibtinimo. Weerar yahanka kooxda Tottenham Harry Kane ayaa dhaliyay gool 10-kii daqiiqo ee ugu horeeyay ciyaarta waxaase daqiiqadii 22-aad goolka bar-baraha ciyaarta udhaliyay xulka France daafaca kooxda Barcelona Samuel Umtiti. Djibril Sidibe ayaa dhaliyay goolka hogaanka udhiibay xulkiisa France waxaana qeybtii hore ...

Read More »

Muqdisho oo xalay garaacday Jubba Sudan

Tartanka Kubadda Kolayga ee Magaalooyinka Afrika kana socda Nairobi ayaa xalay waxaa is arkay Magaalada Muqdisho ee Soomaaliya iyo Magaalada Jubba ee Caasimadda Koofurta Suudaan. Ciyaarta oo ay inta badan maamuleysay ayaa xulkii ku ciyaarayay Magaalada Muqdisho waxaa ay dhigooda Jubba ugu awood sheegteen, 87; oo ay Muqdisho la timid iyo 68 oo ay la timid Jubba Suudaan. Muqdisho waxaa ay ...

Read More »

Chelsea oo laga soo diiday dalab ay ka gudbiyeen Sandro.

Kooxda Juventus ayaa soo diiday dalab ay kooxda Chelsea ka gudbisay xidigooda daafaca bidix ka ciyaara ee Alex Sandro Daily Mail oo soo xiganeysa Tutto Sport ayaa qoreysa. Macalin Antonio Conte ayaa si aad ah udoonaya daafaca dambeedka bidix ee kooxda Juventus kaasi oo Saddex sano kaga harsan yahay heshiiskiisa Juve. Sandro oo iminka 26 sano jir ah ayaa soo ...

Read More »