Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha (page 5)

Ciyaaraha

Arsene Wenger: “Oo ka hadlay Guushii shalay Arsenal, isgoona dhamaan kooxdiisa Fariin u diray”

Kooxad Arsenal ayaa markii labaad oo xiriir ah dhigeeda Chelsea ku garaacday garoona caanka Wembley Stadium Kullanka loo yaqaano Derby London, iyada oo guuldaradii finalkii FA Cupka ee dhamaadkii xili ciyaareedkii hore markale ugu dartay guuldaro kale oo kulanka furitaanka u ah xili ciyaareedka cusub Community Shield ay ku garaaceen mar kale isla Walmey Stadium. Maamulaha kooxda arsenal  Arsene Wenger ...

Read More »

Chelsea Oo Dalab Xoogan Ka Gudbisay Bartilmamedka Man Utd, “Gareth Bale”

Maalmihii ugu danbaysay waxa uu mugdi sii galayay mustaqbalka xidiga xulka qaranka Wales iyo kooxda Real Madrid ee Gareth Bale kadib markii ay qaar ka mid war baahinta Spain shaaca ka qaadeen in Bale uu ka bixi karo kooxdiisa Los Blancos haddii ay la soo saxiixato da’yarka kooxda AS Monaco ee Kylian Mbappe, waxaana sidoo kale jiray war lagu xusay ...

Read More »

Goorma Ayuu “Philipe Coutinho si Rasmi ah u noqon doona xiddiga ka tirsan kooxda Barcelona”XOG”

Wargayska Mundo Deportivo oo ku dhow kooxda Barcelona ayaa ogaaday wakhtiga la filayo in uu xiddiga khadka dhexe ee xulka qaranka Brazil iyo kooxda Liverpool  Philipe Coutinho noqon doono xiddig Barcelona ah. Wargayska ayaa sheegaya in ay wadahadalada labada maamul ee Liverpool iyo Barcelona meel fiican marayaan xilli Barcelona xiddigan ka bixin doonto lacag dhan 120 milyan oo euro. Mundo ...

Read More »

Cristiano Ronaldo “oo tababarka kooda Real dib ugu soo Laabtay”

Cristiano Ronaldo ayaa dib ugu soo laabtay Tababarka kooxda kubadda cagta ee Real Madrid isagoona diyaar u ah in uu wajaho kooxdiisi Hore ee Manchester United koobka European Super Cup isbuuca soo socda. Laacibkaan afarta jeer heeysta abaal marinta  Ballon d’Or Sanadkaana markiisii 5-naad si weyn loola xiriirinayo ayaa si buuxda tababarka ula qaatay kooxda Real Madrid Sabtidii. Xiddigan ayaa ...

Read More »

Hordhaca: Kullanka Chelsea vs Arsenal ee Koobka Community Shield-ka

Kooxaha ka wada dhisan magaalada London ayaa isaga hor iman doona koobka Community Shield kulankaas oo ka dhici doona garoonka caanka ah ee London ku yaala ee Wembley Stadium. Gunners iyo Blues ayaa wada ciyaaray kulamada xagaaga ee isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub iyada oo kooxda chelsea dhigeeda Arsenal ku garaacday 3-0 kulan ka dhacay Beijing. kooxda Guners ayaa kulanka ...

Read More »

Antonio Conte: “Eden Hazard iib Maahan”

Maamulaha Chelsea Antonio Conte ayaa ka hadlay arinka ku aadan Eden Hazard in uu ku biirayo kooxda Barcelona, kadib markii ay lumiyen xiddigodi neymar kaas oo ugu danbeyn ka mid noqday kooxda Rer france ee Paris Saint-Germain. Neymar ayaa noqday laacibka ugu qaalisan taarikhda kubada cagta, kadib  £200m uu ku dhameystiray shalay saxiixa Shan sano ah kaas uu ugu biiray ...

Read More »

Wax ka ogow Ciyaartoydii usoo kala ciyaaray PSG iyo Barcelona, Kadib ku biiristi Neymar kooxda rer France.

Kadib markii uu ugu dambayn dhamaystiray musalsalkii ku saabsanaa mustaqbalkiisa kuna biiray kooxda PSG kana tagay kooxda Barcelon Neymar ayaan ahayn xiddiga kaliya ee u soo wada ciyaaray labada kooxood ee PSG iyo Barcelona. Waxa jira xiddigo badan oo soo wada xirtay maaliyada labada kooxood kuwaas oo waliba la gaaray guulo wax ku ool ah kana mid noqday xiddigaha ugu ...

Read More »

Soo Bandhigistii PSG Ee Neymar, Dareenka Ciyaaryahanka , Hadalka Madaxweeynaha PSG, Goorta uu safan doono kullankisa ugu horeeyo Xiddiga, iyo Wax Waliba Oo Ku Aadan Heshiiskii Neymar.

Kooxda Reer France ee Paris Saint Germany ayaa lacago waali ah ku qaadatay ciyaaryahanka reer Brazil ee Neymar kaa oo kasoo tagay Barcelona. waxaa uu ahaa mid kamid ah saxiixyadii ugu weeynaa ee ka dhaca suuqa kala iibsiga waxaana xidigaan lagu qaatay lacag waliba oo heshiiskisa lagu bur buriyey. Shalay ayeey soo Bandhigtay kooxda PSG ciyaaryahankaan Waxaana la sugayaa waxa ...

Read More »

RASMI: “Neymar oo ugu danbeyn ku biiray kooxda Psg”+SAWIRO

Neymar  ayaa ugu danbeeyn dhameystiray  heshiiska ka dhigayo laacibka Dunida ugu qaalisan, isagoona kooxda Paris Saint-Germain  ugu biiray aduun dhan £198m xiddigan ayaana kasoo tagay kooxda Barcelona ee dalka Spain isagona naadiga caasimada france ka dhisan ugu soo biiray Lacagahii ugu badnaa ee ebed taariikhda kubbata cagta Ciyaar yahan lagu kala iibsado. Kadib isbuuc ay socotay wada hadalo iyo xan ...

Read More »

Arsene Wenger: “oo xaqiijiyay in uu Lucas Perez Sanadaan kooxda arsenal fasax ka yahay”

Maamuaha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa sheegay in xiddiga  Lucas Perez uu ka tagayo kooxda arsenal xagaagan. Perez ayaa naadiga Gunners kusoo biiray sanadii tagtay aduun dhan £17.1m waxa uuna noqon waayay dooqa koobaad ee Wenger isagoona kooxda garoonka  Emirates Stadium ku ciyaarta u saftay kaliya Laba kullan oo Horiyaalka Premier League ah. 28-jirkaan ayaa waxaa haatan xiisya kooxa fara ...

Read More »