Home - Barnaamijyo - Ganacsiga

Ganacsiga

IMF,oo Somaliya ka caawineysa daabacaadda lacag cusub

Nairobi: Sanduuqa Caalamiga ah ee lacagta ee IMF,ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka caawinayaan daabacaadda lacag cusub kaddib rubuc qarni oo aysan Somaliya  helin lacag cusub. Lacagaha cusub ee ay Soomaaliya daabacaneyso ayaa la filayaa in ay tartan geliyaan lacagta doollarka ah,waxaana ay beddeli doontaa lacaga duugga ah ama kuwa been abuurka ah  ee la daabacay intii uu bur ...

Read More »