Home - Barnaamijyo - Gundhiga Dhacdooyinka

Gundhiga Dhacdooyinka

16; sano ka hor Weerarkii Sebtember ee lagu qaaday Mareykanka.

Maanta oo kale 15 sano kahor, 11-Sebtember-2001,  ama  (nine eleven 11/9,) sida loogayaqaano Mareykanka, maalin tallaado ah  ayaa ururka Alqaacidda waxa uu ku qaaday  dalka Mareykanka 4 weerar oo isku xiran, kuwaas oo qorshe iyo xirfad ahaanba u muuqday kuwo si adag loo qorsheeyey. Weeraradaas waxaa ku dhintay 2996 qof, sida lagu sheegay tirakoobka qasaaraha nafeed ee ka dhashay weerarkaas, ...

Read More »

Kursiga Callaalan ee Xildhibaan Mahad Cabdalla Cawad!

Xildhibaan Mahad Cabdalla Cawad oo kamid ahaa xubnihii madaxweynaha  dowlad goboleedka Puntland u soo sharraxay in ay u tartamaan kamid noqoshada golaha guurtida ee Puntlan ka soo gelaya Aqalka sare ayaa maanta kamid noqday xildhibaano kamid noqonaya aqalka hoose oo Muqdisho lagu doortay. Waxa ay doorashada xildhibaan Cawad, ku lammaansanayd doorashada xubnaha aqalka Hoose ka soo gelaya gobolka Banaadir, Waxa ...

Read More »