Home - Barnaamijyo - Kobciye

Kobciye

Dhageyso , Waxa iska badalay Qiimaha lagu kala Iibsado Hilibka Geela.

Hilibka waxa uu ka mid yahay cunooyinka aynu sida joogtada ah ugu isticmaalno, Hoteeladda , Guryaha iyo Maqaayaddaha waa ay kala duwan yihiin noocyadda hilibka waxa ay isugu jiraan hilib cad iyo mid gaduudan hilibka cad waa digaaga ,iyo Kaluunka waxa ay leeyihiin faa’idooyin caafimaad  oo muhiim u ah aadanah. Hilibka Gaduudan waxaa ka mid ah Hilibka ,Geella , Lo’da ...

Read More »

Waa Maxey Sakaatul Fidri ,Gormaa la Bixiyaa ?

Sakaatul Fidriga,Qof kasta oo Muslim ah oo haysta wax dheeraad ka ah masruufka naftiisa iyo ehelkiisa maalinka ciidda ah, waxaa ku waajibaysa in uu bixiyo sakaatul fidri, way ka siman yihiin ragga iyo dumarku, qof weyn iyo ilmo yar ba. Nebigu- sallal Laahu calayhi wasallam- waxa uu sheegay in ay qofka soonkiisii ka daahirinayso gefkii iyo dhacdhicii intii uu soomanaa, ...

Read More »

Dhageyso : Sida loogu Diyaar Garoobayo Munaasabadda Ciidul Fidriga.

Ciidda hore waa Ciidul Fidri ama Ciidda Yar ama Ciidda Soonfur sida dadka qaar u yaqaanaan, waxaana la ciidaa marka ay dhammaato bisha Ramadaan, iyada oo la soo soomay 29 ama 30 maalmood, Waa farxad weyn oo Alle- subxaanahuu wa tacaalaa– loogu mahadcelinayo in uu inoo suurageliyey gudashada waajibkaas weyn, ee ka mid ah shanta tiir ee Islaamka,Sidaas oo kale ...

Read More »

63; jir Darajadda koowaad ee Jaamacadda ku diyaariyay Qur’aanka Kariim .

In aad Oday tahay oo da’daadu weynaatay iyo In aad Dhallinyaro tahay midkoodna kuma xirna in aad Waxbarato, waxa ay ku xiran tahay oo keli ah in aad dooneyso in aad waxbarato, waana taas sababta aan mararka qaarkood u aragno dad da’ ah oo ka baxaya, gelaya ama ku jira heerarka kala duwan ee tacliinta. Xaashi Nuur Casir waa 63; ...

Read More »

 Opinion – Mustaqbal without Kobciye!

Mogadishu: Media do usually celebrate not more than its annual anniversary – but one does! And that is Mustaqbal Media Co-operation. On 3th May every year since 2015, MMC used to celebrate the anniversary of Kobciye program that was being aired for the last three years – and today its third anniversary is held not only for those who are ...

Read More »

Kulan Looga Hadlay Shirka London oo ka Dhacay Muqdisho.( Sawirro )

Illaa iyo 100 qof oo ka kala socday qeybaha kala duwan ee bulshadda Ra’yidka ,Beesha Caalamka ,Ururadda Caalamiga ,Ururadda Wadaniga ,Golayaasha Dowladda iyo marti sharaf kale ayaa ka qeyb galay kulanka wada tashiga ee Shirka London kaasi oo lagu qabtay Xeradda Ciidanka Cirka ee Afisyooni . Kulanka ayaa waxa uu ahaa mid ay dadku aragtidooda ku dhiibanayeen xogna lagu siinayay ...

Read More »

Wasaaradda Dastuurka oo Bilowday Oloha Dib u Eegista Dastuurka (Sawirro)

Wasaaradda Dastuurka ayaa Muqdisho ku qabtay kulan ay ka soo qeyb galeen Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaano ka tirsan labadda Gole ee dowladda, Gudoomiyaha Gobolka Banaadir , ururadda Haweenka ,iyo ururadda Bulshadda Ra’yidka kulana wuxuu ahaa mid ay wasaaradda Dastuurka u sheecineysay in uu bilowday olole Hanaanka Dib u eegista Dastuurka Soomaaliya kaasi oo talooyin laga weydiin doono qeybaha ...

Read More »

Sooyaalka Ahun Abwaan Rashiid Bullo Ibraahim

Hargeysa: Allaha u naxariistee Abwaan Rashiid Bullo Ibraahim; ayaa ku geeriyooda gurigiisa magaalada Hargeysa. Rashiid Bullo isirkiisu wuxu ahaa Hindi oo aabihii Balluu Ibraahim wuxu magaalada Saylac yimid 1886 wuxuunu guursaday haweenay Soomaali ah. Waa abwaankii curiyay heesta Radio Hargeysa astaanta u ah ee ay hawada ku soo gasho kagana baxdo ee ” Halkani waa Hargaysoo Hirarka gaaban idin kala ...

Read More »

Haween Soo Dhaweeyay Xubnaha Laga Siiyay Maamulka Gobolka Banaadir Fariina U diray Gudoomiye Taabit.

Xubno Haween ah oo ka tirsan bulshada Ra’yidka ayaa goorsii horeysay ku kulmay magaalada Muqdisho muhiimada ay Haweenka isugu yimaadeen ayaa aheyd in ay ka hadlaan waxyaabaha keenay in gudiga Dastuurka ee Baarlamaanka Golaha Shacabka aanan lagu darin dumar iyada oo horey gudigaasi gudoomiye uga ahaan jirtay Xildhibaan Maryan Cariif , Sidoo kale waxa ay soo dhaweeyeen xubnaha Haweenka ah ...

Read More »

Dhageyso Zakariye : “Nolosheyda Ma arkin Nin 20 $ oo Abaal Gud ah Siinayo Qofka Timaha U Jara”

Nolosha aynu ku noolnahay maalinba casharo ayaynu ka baranaa.  casharadaas nololeed ayaa isugu jira kuwa kala saamayn wayn. Dadkana kureeba xasuus aanan kago’in maankooda , waxaana dhab ah in casharka aad si ficil ah u aragto  uu ka saamayn  badanyahay, wax laguu sheegay ama lagaaga sheekeeyo. Sheekooyinka iyo dhacdooyinka aan ku aragno nolosheenba ayaana aad ukala duwan waxadna arkaysaa kuwo ...

Read More »