Home - Bundesliga

Bundesliga

Robert Lewandowski: ‘Ma doonayo inaan u dhaqaaqo Real Madrid’

Weeraryahanka Bayer Munich Robert Lewandowski ayaa beniyay wararka sheegaya inuu isaga tagayo Bayern Munich xagaagan. 29 jirkaan ayaa xilli ciyaareed kale ku riyaaqay Bavaria, isagoo dhaliyay 38 gool tartamada oo dhan. Warar badan ayaa soo jeediyay in Lewandowski laga yaabo inuu u dhaqaaqo Real Madrid, laakiin ciyaaryahanka ayaa beeniyay eedeymahaas. Isagoo la weydiiyay xiriirka Real Madrid, weeraryahankan ayaa u sheegay ...

Read More »

Bayern Munich oo xiiseyneysa xidig united-ka u ciyaara.

Naadiga Bayern Munich ayaa noqotay kooxdii ugu dambeysay ee lala xiriiriyo xagaagan si ay u soo qaadato weeraryahanka Manchester United Anthony Martial. Mustaqbalka laacibka Faransiiska ee Old Trafford ayaa aheyd mid la yaab leh oo la xiriirta mustaqbalkiisa, sida laga soo xigtay Calciomercato, kooxda heysata horyaalka Jarmalka ayaa ka mid ah kooxo dhowr ah oo doonaya saxiixiisa. Martiali ayaa la ...

Read More »