Home - Europe

Europe

Kulamada xiisaha badan ee galabta ila cwa laga ciyaari doono horyaalada yurub.

Kulamo ka tirsan horyaallada waaweyn ee Yurub ayaa maanta ilaa caawa laga ciyaari doonaan, dalalka England, France, Italy, Germany iyo Spain. Kulamada dhacaya waxaa ka mid ah, kulanka Juventus iyo Napoli ee horyaalka Serie A, kaasoo ay labada kooxood ku ogaan doonaan Awoodahooda, xilli Napoli ay 4 dhibcood ka hooseyso kooxda Juve ee hoggaanka heysa. Arsenal iyo West Ham United ...

Read More »