Home - haweenkaiyonolosha

haweenkaiyonolosha

Barnaamijka Haweenka & Nolosha

Barnaamijka Haweenka & Noloshu waxa uu kamid yahay Barnaamijyada todobaadlayaasha ah ee Mustaqbal Radio; waxa si faahfaahsan u faalloodaa una dabagalaa arrimaha Haweenka iyo kaalinta ay haweenku uga jiraan nolosha iyo horumarka Soomaaliyeed. Todobaadkan waxa ku jira sheekooyin iyo Wareysiyo aad u lafa guraya mashaakilka ka dhasha gudniinka jarjaridda xubinta taranka dheddigga ama gudniinka fircooniga loo yaqaan. Sahra Cawad; oo ...

Read More »

Dhageyso : Haween Shiray oo Fariin u diray Dowladda Soomaaliya { Sawirro }

Dalka Soomaaliya iyo dalal-kale oo ka baxsan waxaa lagu qabtaa shirar kala duwan kuwaasi oo ay dhigaan ,Ururada Bulshada Ra’yidka Noocyadooda kale duwan sida Ururada-Dhalinyarada , Ururada Haweenka ,Ururada-Warbarashada Ururada-dhaqaatiirta iyo kuwa kale u jeedada kulamadaasi waxaa lagu sheegaa in fariin lagu dirayo taasi oo la rabo in ay gaarto meesha ay ku socoto tusaale dowladda oo kale. Ururada Haweenka ...

Read More »

Dood : Guurka iyo Gudniinka dumarka

Mustaqbal Muqdisho : Gudniinka fircooniga soomaaliya waxa uu ka marayaa 95 % sida lagu ogaaday tiro koobkii lagu sameeyay wadamada laga adeegsado sacada noocaani ah oo ay Masar iyo Suudaan ku jiraa. Kumanaan kun oo gabdho iyo dumar waa weyn ayaa lagu sameeyay gudniinkani kuwaasi oo qaarkood maanta ay heysato dhibaato ay kala kulmeen ,haddaba dooda aad maqli doontaan oo ...

Read More »

Dhegeyso , Waxa Sababay Guurka aan loo Garaadsan iyo Saameynta ka Dhalata.

Mustaqbal : Muqdisho Dalka Soomaaliya waxa uu ka mid yahay dalalka ay dumarkooda qaabilaan guurka hore ama guurka aan loo garaadsan kaasi oo ka dhalata dhibaatooyin ay ka mid tahay in gabadha jirkeeda uusan diyaarsaneyn taasina ay keento in ay ku dhibtoodo ,Uurka , Caadada , La kulanka Seygeeda, Sidoo kale ma heystaan tobobar ku saabsan guurka ka hor inta ...

Read More »

Waa Maxay gudniinka Fircoonigu?

Mustaqbal Radio: Gudniinka Fircooniga ama ereybixinta caanka noqotay ee (FGM) Female genital mutilation, waxa uu kamid yahay caado-dhaqameedka ay Qoysas badan oo Soomaali ah u gudaan hablahooda, Waxa ay dhaqaatiirtu sheegeen in gudniinkaasi halis ku yahay caafimaadka gabadha, iyaga oo sidaas oo kalana muujiyey in uu leeyaha dhibaato dhana taranka ah, haddaba waa maxay gudniinka Fricooniga, Barnaamijka Nolosha iyo Haweenka ...

Read More »

Waa Maxay gudniinka Fircoonigu?

Mustaqbal Radio: Gudniinka Fircooniga ama ereybixinta caanka noqotay ee (FGM) Female genital mutilation, waxa uu kamid yahay caado-dhaqameedka ay Qoysas badan oo Soomaali ah u gudaan hablahooda, Waxa ay dhaqaatiirtu sheegeen in gudniinkaasi halis ku yahay caafimaadka gabadha, iyaga oo sidaas oo kalana muujiyey in uu leeyaha dhibaato dhana taranka ah, haddaba waa maxay gudniinka Fricooniga, Barnaamijka Nolosha iyo Haweenka ...

Read More »

Haween Soo Dhaweeyay Xubnaha Laga Siiyay Maamulka Gobolka Banaadir Fariina U diray Gudoomiye Taabit.

Xubno Haween ah oo ka tirsan bulshada Ra’yidka ayaa goorsii horeysay ku kulmay magaalada Muqdisho muhiimada ay Haweenka isugu yimaadeen ayaa aheyd in ay ka hadlaan waxyaabaha keenay in gudiga Dastuurka ee Baarlamaanka Golaha Shacabka aanan lagu darin dumar iyada oo horey gudigaasi gudoomiye uga ahaan jirtay Xildhibaan Maryan Cariif , Sidoo kale waxa ay soo dhaweeyeen xubnaha Haweenka ah ...

Read More »

Nolol derbi-jiifnimo kadib qoys ayay noqdeen!

Mustaqbal Radio: Bulsho: Ibraahim Cali Xasan; oo ah 23, jir, waxa uu kamid ahaa dhallinyarada derbi-jiifka ah, ee ku nool Jidadka Muqdisho, waxa uu kamid noqday koox dhallinyaro ah, oo Xarun lagu dhaqan celiyo carruurta derbi-jiifka ku biirtay. Sahra Cumar Xasan, oo ah Marwada madaxweynaha Soomaaliya ayaa aasaastay xarunta uu Ibraahim tegey si uu u la noolaado dhallinyaro lamid ah oo ...

Read More »

Haweenka iyo hab-dhaqanka xilliga Caadada,waaya-aragnimada Ilhaan

Muqdisho-Mustaqbal Radio:Sida aan wada ogyahay Haweenka waa udub dhexaadka qoyska iyo bulsho walba oo adduunka ka mid ah, waxa ayna sal dhig u yihiin nolosha guud ahaan, waana baraha iyo haggaha umadda oo dhan. Haweenku waxay ka duwan yihiin ragga wax badan, waxaana haweenka lagu tilmaamey beerta ama warshada aadanaha, haddaba wax kasta la beerayo waxaa laga mutaa hawl, haddii ...

Read More »

Dhegeysi:Jaamacadda Modern oo ay ka qalin jebiyeen 40 Umuliso (Warbixin Goobeed)

Muqdisho-Mustaqbal Radio–Todobaadkii la soo dhaafay Jaamacadda Modern ee Muqdisho ayaa waxaa ay munaasibad qalin jebin ah u qabatay 40 Gabdhood oo bartay Cilmiga Umulisonimada,waxaana ay taasi mas’uuliyiin Jaamacadda ku tilmaameen baraarug wanaagsan oo ay geysatay Jaamacadda gaar ahaa qeybta Umulinta oo dhibaatooyin badan ay ka jiraan Muqdisho iyo meelo kale oo ka mid ah dalka. Waxaa dalka aad ugu yar ...

Read More »

Prof. Lidwein: “Masterkeyga Waxa aan ku diyaariyey Afka Soomaaliga”!

Mustaqbal Radio: Professor Lidwein, Waa taariiq yahanad u dhalatay Iswiden ( Sweden), hadda waxa lagu magacaabaa Ladan, si ay u diyaariso derajada Masterka ayay u baahatay in ay Soomaaliya timaaddo, si ay Afka Soomaaliga ugu diyaariso derajada 2aad ee jaamacadda, Waxa ay ahayd sanadihii Soomaaliya xiriirka la lahayd midowga Soofiyeet, sidaas awgeed qof reer galbeed ah aad ayay ugu adkayd ...

Read More »