Home - IdaacaddaDuhurnimo

IdaacaddaDuhurnimo

Dhageysi: Idaacadda Fiidnimo.

Muqdisho-Mustaqbal-Radio:- Halkaan Ka Dhageyso Warka Habeen Ee Idaacadda Mustaqbal Waxaa Soo Jeedinaya Cabdishakuur Maxamed Maxauud. Dhageyso Warka Habeen:-

Read More »

Maxaad ka taqaan Astaanta cad ee ku taal xagga sare ee Suulkaaga?

Inta badan dadku waxa ay bar cad oo aad u yar ku leeyihiin ciddiyaha, bartaati waxa ay u egtahay  bil dhalatay oo aad u yar, waxa ay bartaasi ka muuqata ama ay ku taal meesha ay ciddida iyo hilibku iska galaan, haddaba maxaad u maleyneysaa in bartaasi tahay? Sida uu daabacay bogga Internetka ee Ma og tahay? Oo ka faalooda ...

Read More »

Facaa iska celi iyo Fowdeynta dastuurka ka fiirsada! WQ: Axmed Ciise Guutaale

Dastuurka kmg ah iyo hannaanka billowga ah ee Federaalnimadu, waxa ay wajahayaan fowdo siyaasadeed, madaxda dowlad-goboleedyadu waxa ay u dhaqmayaan sida in aan ficilkoodu yeelan doonan raad iyo saameyn qarameed. Falcelinta go’aanka ay dowladda Soomaaliya ku hakisay, duulimaadka Qaadka  Kenya, u soo dhoofiso Soomaaliya ayaa soo shaac bixiyey faham xumida Dastuurka iyo habka Federaalka ee dadka nagu metela  siyaasadda iyo ...

Read More »

Admiral Faarax Qare: Buuggeyga “Wallee waa waaya arag” Janan Madax madow waa cajaa’ib!!

Mustaqbal Radio: Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax Qare), oo qoray buug badan, ayaa soo bandhigay buugiisi ugu dambeeyey oo lagu magacaabo “Wallee waa waaya arag”, waxa uu sheegay in uu dhammaan buugtiisu ay ku saabsan yahay xal u raadinta dhib badan oo haysta. Buugga “Wallee waa waaya arag” oo ah buugga ugu dambeeya ee Admiral Qare, ayaa ku saabsan cilmiga ciidanka iyo ...

Read More »

Garyaqaan Sakariye: “Golaha shacabku ma sameyn muddo kordhin, ee waa feejignaan

Mustaqbal Radio: Garyaqaan Sakariye Yuusuf; oo ka faallooda arrimaha geeska Afrika , katirsan International Crisis Group ayaa uga warramay Mustaqbal Radio habka uu golaha shacabka ee Federaalku wax uga beddelay qodobka 60aad ee dastuurka kumeel gaarka ah ee Soomaaliya. Wareysi dhinaca qaanuunka iyo xeerka ah ayuu Garyaqaan Sakariye siiyey Mustaqbal Radio, Wareysigan waxa ku jira xog ku saabsan wax ka ...

Read More »

Prof. Lidwein: “Masterkeyga Waxa aan ku diyaariyey Afka Soomaaliga”!

Mustaqbal Radio: Professor Lidwein, Waa taariiq yahanad u dhalatay Iswiden ( Sweden), hadda waxa lagu magacaabaa Ladan, si ay u diyaariso derajada Masterka ayay u baahatay in ay Soomaaliya timaaddo, si ay Afka Soomaaliga ugu diyaariso derajada 2aad ee jaamacadda, Waxa ay ahayd sanadihii Soomaaliya xiriirka la lahayd midowga Soofiyeet, sidaas awgeed qof reer galbeed ah aad ayay ugu adkayd ...

Read More »

Fardowsa Jaamac: “Muqdisha waxa loo soo wadaa Mashruuca Saboolnimada Magaalooyinka!” (Urban poverty )

Mustaqbal Radio:  Fardowsa Jaamac Yuusuf, Agaasintada Xarunta dhaqanka, Cilmi-baarista iyo Aqriska ee Aw Jaamac Cumar, ayaa kamid ahaa dadkii ka qaybgalay Dabshidka Bandhigga buuga ee Muqdisho, Fardowsa oo kamid ahayd koox qoraa, dhaqan yahan iyo dad ku taqasusay arrimaha Bulshada oo ka qaybgalay munaasabad Casho iyo soo dhoweyn ah ayaa uga warrantay Mustaqbal Radio sida ay xarunta Aw Jaamac Cumar iyo ...

Read More »

Adeegga Wararka degdegga ah ee Mobile-ka (News Alerts service)

Mustaqbal Radio:  Habka Caalamiga ah ee ku wada xiriirka Mobaylku ama (GSM,) waa hannaan ku dhisan taleefanka Mobaylka gacanta oo kaalin weyn ka qaata isu gudbinta xogaha iyo dhacdooyinka hab qoraal ah. Si baaxad leh, ayaa markii ugu horreysay looga adeegsaday qaaradda Yurub iyo waddamo kale oo ka mid ah qaaradda Aasiya, dabayaaqadii qarnigii 20aad, inta badan xilligaas waxa loo ...

Read More »

Caqabada hortaagan dhismaha Hiiraan &Sh.dhexe ku dhegeyso Doodda Todobaadka ee Mustaqbal Radio

Muqdisho: Mustaqbal Radio: Doodda Madasha todobaadka ee Mustaqbal radio, waxa ay ku saabsan tahay dhismaha maamulka gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe, waxa si togan oo waxdhista ay dooddu u saareysaa xoogga sidii labadas gobol ay maamulkooda u dhisan lahaayeen, Caqabadaha horyaalla iyo habka ugu fiican ee xal iyo maamul fiican ay labadaas gobol helaan       Waxa doodda ka ...

Read More »

WAR MURTIYEED KA SOO BAXAY ODEY DHAQAMEEDKA IYO WAX GARADKA BEELAHA HAWIYE

Muqdisho-Mustaqbal Rdio:Markaan Aragney: Xaaladda Siyaasadeed ee uu dalku marayo Markaan Aragney: Xaaladda Amni ee dalku kusuganyahay Markaan Aragney: Waqtiga kalaGuura ah uudalku kusuganyahay Markaan u Kuurgalney: Habka ay Madaxda dalku ay u maareynahayaan habsocodka dorashooyinka la rabo in ay dalka ka qabsoomaaN. Markaan aragnay: in la inkiray xaqqa matalaad uu gobolka Banaadir ku leeyahay federaalka. Markaan Aragnay: sida dhiiranaanta ah ...

Read More »

SIYAASADDA QARAN EE {Genderka}

Muqdisho: Mustaqbal Radio: Halkan ka aqri Siyaasadda Muranka badan dhalisay ee Jinsiga oo ay dhowaan ansixiyeen golaha Wasiirada ee dowladda Federaalka ee Soomaalia, Guji lifaaqa hoose SIYAASADA QARAN EE GENDERKA      

Read More »