Home - IdaacaddaGalabnimo

IdaacaddaGalabnimo

Dhegeysi:Idaacadda Galabnimo

Halkan ka dhegeyso Warka Galab Ee Idaacadda Mustaqbal,C/Shakur Maxamed Maxamuud ayaa soo saaray,Aadan Ibraahim Faarax iyo Hibo Maxamuud Cali,ayaa soo jeedinaya.

Read More »

20 Saac kadib oo Waddooyinka Muqdisho Dib loo Furay

Xalay Maqribkii kadib ayaa la xiray Waddooyinka Magaalada Muqdisho oo loo diiday inay Gaadiidka Shacabka isticmaalaan. Xalay fiidkii ilaa Maanta Gelinkii hore dhan ma jirin wax isku socod ah waxaana shaqeeneyn Baabuurta Raaxada ah Ee Rayidku wataan iyo BL-ka Dadweynaha Qaada. Ciidanka Dawlada oo gaadiid dagaal wata ayaa lagu Arkayey waddooyinka ugu muhiimsan Muqdisho Gaadiidka Shacabka Wataana diidayey. Goor sii ...

Read More »

MD Farmaajo oo La Kulmay Hogaanka Garsoorka & Maaliyada (Sawirro)

Muqdisho (19ka Febraayo, 2017) –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa kulamo la qaatay Wasaaradaha Caddaaladda iyo Maaliyadda, waxa uuna kala hadlay hufnaanta nidaamka Maaliyadda, la dagaallanka musuq maasuqa iyo sharreynta sharciga dalka. Kulanka Maaliyadda waxaa guddoominayey Madaxweynaha, waxaana fadhiyay Wasiirka Maaliyadda, WasiiruDowlaha, Wasiir Ku Xigeenka,Agaasimaha Guud ee Wasaaraadda,Guddoomiyaha Bankiga Dhexe iyo Xisaabiyaha Guud,waxaana warbixin looga dhageystay ...

Read More »

Xukuumada oo gudi umagacowday Shaqaalihii Maanta Banaanbaxay

Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn oo ay kaga doodayeen Miisaaniyadda 2017, iyo ansixinta xisaab-xirkii Miisaaniyaddii 2015. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carteh. Wasaaradda Maaliyadda ayaa sheegtay in guddoonka Baarlamaanku ka codsadeen in ay soo diyaariyaan Miisaaniyadda dowladda ee sannadkan si looga feejignaado in hawlaha dawladda ay ...

Read More »

R/W Sharma’arke oo Ka qeyb galay Duugtii Meydka Cade Muuse

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyo Siyaasiyiin kale ayaa ka qeyb galay Duugtii Maanta Loo sameeyey Meydka Marxuum Maxamuud Muuse Xersi (General Cade) oo Arbacadii ku dhintay Dalka Iskutaga Imaaraatka Carabta. Waxa Aas Qaran loogu sameeyey Meydka Marxuum Cade Magaalada Boosaaso,waxaana Diyaarad ay ka keentay Dubai Maanta Barqadii ay Garoonka Boosaaso ka degtay. Wafdi uu hogaaminayey R/wasaare Sharma’arke oo ...

Read More »

Dhegeysi:Idaacadda Galabnimo

Halkan ka dhegeyso Warka Galab Ee Idaacadda Mustaqbal,Xasan C/llahi ayaa soo saaray,C/Shakuur Maxamed Maxamuud iyo Amal Xasan Sheylillah,ayaa soo jeedinaya.

Read More »