Home - KGS

KGS

Shir looga hadlayay Amniga Koofur Galbeed oo lagu qabtay Baydhaba,Sawirro

Shirkan oo arrimaha amniga Koonfur Galbeed looga hadlayay ayaa muddo laba cisho ka socday Magaalada Baydhabo, iyadoona uu shir guddoominayay Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ahna Wasiirka Amniga, Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eelaay). Shirka ayaa waxaa ka soo qaybgalay Saraakiil ka socday Booliska Dowladda Federaalka Somaliya, UNSOM, AMISOM, Booliska Qaramada Midoobey iyo hay’ado kale oo arrimaha amniga daneeya. Wariye-yaasha ...

Read More »

Guddoomiyayaasha Baarlamaannada D.Goboleedyada oo ka qeybgelaya shirka dib u eegista Dastuurka

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay shirka dib u eegista Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya,waxaana ka qeybgelaya mas’uuliyiin kala duwan. Xubnaha ka qeybgelaya waxaa ka mid ah Guddoomiyayaasha Baarlamaannada Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka ah,Ururrada Bulshada Rayidka ah,Guddoomiyaha  Guddiga dib u eegista Dastuurka ee labada aqal,Guddoomiyaha Aqalka sare iyo Sharci yaqaanno dhinaca Dastuurka ah. Shirkan ayaa looga hadlayaa ...

Read More »

Askar ka tirsan Dowladda oo lagu dilay duleedka Muqdisho

Ugu yaraan labo Askari ayaa xalay lagu dilay degaanka Carbiska ee u dhaxeeya Muqdisho iyo Afgooye,askarta la dilay ayaa waxaa ay ku sugnaayeen Maqaayad ay dad badan fahdiyeen. Kooxda dilka geystay ayaa ka hor dilka waxaa ay fureen Rasaas badan iyaga oo kala eryay dadka shacabka ahaa ee ka buuxay Maqaayaadda waxaana markii la kala cararay kaddib ay toogteen labada ...

Read More »

Koofur Galbeed oo $15,000 Gudoonsiisay Sarkaal ka soo goostay Shabaab.

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa lacag dhan shan iyo toban kun oo lacagta Mareykanka ($15,000) guddoonsiiyay Sarkaal dhawaan ka soo goystay Ururka Al Shabaab, ka dib markii uu wada hadal la bilaabay Maamulka. Sarkaalkan oo lagu magacaabo Maxamed Xasan Aadan (Sandheere) ayaa bishii January iska soo dhiibay Magaalada Baydhabo, sababo ku aadan markii uu garowsaday in Shabaabku baneysteen dhiigga umadda Soomaaliyeed, ...

Read More »

4; ku dhimatay Qarax ka dhacay garoon kubada cagta lagu ciyaaro magaalada Baraawe

Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Xoogan oo gelinkii dnabe ee maanta ka dhacay Magaalada baraawe oo ah Xarunta Maamulka Koofur Galbeed. Goobta Qraaxa uu ka dhacay oo eheyd Garoonka lagu ciyaaro Kubada Cagta ayaa waxaa ka socotay Ciyaar Kama danbeys ah taasoo eheyd Koob loo dhigay Ciyaartooy ka kala socotay Kooxo matalayay Xaafadaha Magaalada Baraawe, Jugta Qaraxa ...

Read More »

Taliyihii NISA ee Gobolka Bay oo shaqada laga eryay.

Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in shaqada laga eryay Taliyihii Nabad Sugidda Gobolka Baay ee Maamulkaas. Ibrahim Isgowe Ibrahim ayaa ahaa taliyaha Nabad Sugidda Gobolka Baay,waxaana shaqo ka eryiddiisa ay timid kaddib markii ay wada shaqeyn waayeen Wasiirka amniga Koofur Galbeed Soomaaliya. Shariif Xasan ayaa sheegay in Wasiirka amniga ee Maamulkaas Xasan Maxamed Eelay ay ...

Read More »

Al-shabab oo sheegtay dil xalay ka dhacay Ceelasha Biyaha

Xarakada Al-shabab ayaa sheegatay dilka sarkaal ka tirsanaa Nabad Sugidda Soomaaliya kaas oo ay magaciisa ku sheegeen Mustafa Beer dillaacshe. Dilka ayaa xalay fiidkii ka dhacay Degaanka Ceelashada Biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho,waxaana dilkaas geystay koox hubeysan oo dilka kaddib goobta isaga baxsaday. Al-shabaab waxaa ay intaas ku dareen in Sarkaalka ay dileen sidoo kalena uu la dhintay Askari ilaaladiisa ...

Read More »

Uganda: Baarlamaanka iyo Madaxtooyada oo isku khilaafsan tirada askartii uga dhimatay Buulo Mareer

Dadka u dhashay Dalka Uganda ayaa aaminaad darro ka muujiyay hadal ay soo saareen Ciidamada Uganda ee jooga Soomalaiya oo la xiriira in 4 Askari ay uga dhinteen weerarkii dhawaan ka dhacay Degaanka Buulo Mareer ee Gobolka Shabeellaha hoose. Madaxweynaha Dalka Uganda  Yuweri Museveni ayaa  bartiisa Twitter-ka ku qoray in 8 Askari ay uga dhinteen weerarkii dhawaan ka dhacay Buulo ...

Read More »

Uganda oo u baroordiiqday Askartii uga dhimatay Buulo Mareer

Dowladda Uganda ayaa xus u sameysay Askarta uga dhimatay weerarkii Degaanka Buulo Mareer ee Gobolka Shabeellaha hoose,waxaana sidoo kale Saraakiisha Ciidanka Uganda ay beeniyeen in ay jiraan weerarro AL-shabaab ay ka fulinayaan Kampala. Richard Karemire, oo ah Afhayeenka Ciidanka Ugadna ee UPDF ayaa sheegay in Askar gaareysa 4 uga dhinteen weerarkii Buulo Mareer,6 kalena ay uga dhaawacmeen. Waxaa uu sheegay ...

Read More »

Jen.Caanood: ” Howgalladii todobaadkan 156 Al-shabaab ah ayaan ku dilnay”.

Abaanduulaha Ciidamada Xoogga Dalka Jen. Cabdullahi Cali Caanood ayaa sheegay in in ka badan 150 ka mid ah Al-shabaab ay todobaadkan ku dileen Gobollada dalka sida uu yiri. Caanood ayaa sheegay in Ciidamada dowladda ay Gobolka Shabeellaha hoose oo kaliya ku dileen 66 ka mid ah Al-shabaab ayna hayaan Meydadka Ciidanka Al-shabaab ee dagaalkaas ku dhintay. Waxaa uu sheegay in ...

Read More »

Ciidamada Dowladda iyo AMISOM oo howlgalo ka wada Gobolka Sh.Hoose.

Ciidamada Dowladda iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa howlgalo ka wada deegaano hoos tagga Kuntu-waarey oo ay shalay ku dagaalameen Ciidamada Dowladda iyo AMISOM oo dhinac ah iyo Al-Shabaab. Nuurdiin Ibraahim Aadan Gudoomiye Kuntu-waarey oo la hadlay Warbaahinta Mustaqbal ayaa sheegay in Ciidamada ay howlgada in ay ku jireen ay arkeen Meydad uu sheegay in ay ahaayeen Dagaalamayaal katirsanaa ...

Read More »

AMISOM oo shaacisay askarta uga dhimatay weerarkii Buulo Mareer

Afhayeen u hadlay Ciidanka AMISOM ee Soomaaliya Richard Karemire,ayaa sheegay in qaar ka mid ah Ciidanka Dalka Uganda ay ku geeriyoodeen weerar ay shalay AL-shabaab ku qaadeen degaanka Buulo Mareer ee Gobolka Shabeellaha hoose. Afhayeenka AMISOM waxaa uu sheegay in 4 Askari oo u dhashay Dalka Uganda ay geeriyoodeen 4 kalena ay ku dhaawacmeen isla weerarkaas. Richard Karemire, ayaa sheegay in ...

Read More »