Home - Mustaqbal Academy

Mustaqbal Academy

Raadiyaha & Baraha Bulshada, isbarbardhigga awoodda warbaahinta!

Raadiyuhu waa isha ugu muhiimsan ee Warka iyo wada xiriirka sahla marka la joogo Soomaaliya, dhegeystayaal badan oo Soomaaliyeed waxa ay xogta maalinlaha ah ka helaan Raadiyaha, waxa ay badankood dhegeystaan Idaacadaha gudaha dalka ka hadla (Local Radio Stations), iyo kuwa caalamiga ah, iyaga oo ka hela Raadiyaha wararka dalka iyo kuwa dibadda. Telefeshinka; gaar ahaan kuwa ku shaqeeya dayax-gacmeedka ...

Read More »