Home - Serie A

Serie A

Ancelotti oo lagu wado inuu qabto xulka Italy.

Tababarihii hore ee Koxaha Chelsea, Bayern Munich iyo kuwo kale ayaa hadda la hadalhayaa in uu la wareego talada xulka kubadda Cagta Italy kaddib heshiis horudhac ah oo ay isla gaareen maamulka Xulka Italy. Tababaraha Reer Talyaani ayaa la sheegayaa in hal tallaabo oo kaliya uu u jiro sidii uu u noqon lahaa beddelka tababarihii hore ee rasmiga ahaa Giampiero ...

Read More »

Napoli oo dhulka ku jiiday Juventus.

Kooxda kubadda cagta SSC Napoli ayaa guul weeyn oo muhiim u ah ka gaartay dhigeeda Juventus kulan aad u adkaa oo labada kooxood ku dhex maray garoonka Allianz Stadium. Labadaan koox ayaa ah labada naadi ee ku hardamaya sanadkaan hanashada Horyalka Talyaaniga, waxaana u dhaxeeyay kaliya 4-dhibcood ka hor inta uusan kulanka bilaaban. Napoli ayaa 1-0 ku garaacday kooxda Juventus, ...

Read More »

HORDHAC: Juventus vs Napoli+Safafka Macquulka ah.

Kooxaha ku dagaallamaya horyaalka Serie A-da Italy ayaa caawa goradda iskula jira ciyaar xiiso badan oo ka dhici doonta Magaalada Torin ee ay ka dhisantahay Juventus. Labada Koox ayaa aad isugu biratumanaya iyada oo uu jiro baaq la xiriira in aysan taageerayaasha sameyn wax rabashado ah. Xiddigaha sida gaarka ah isha loogu hayo waxaa ka mid ah Douglas Costa oo ...

Read More »

AC Milan oo ku raad joogta xidig muhiim u ah Juventus.

Kooxaha AC Milan iyo koox ka dhisan horyaalka China Super League ayaa lagu soo waramayaa inay doonayaan weeraryahanka kooxda Juventus Mario Mandzukic. Mandzukic ayaa kujira xili ciyaareed cajiib ah 31 jirkaan ayaa dhaliyay 10 gool xilli ciyaareedkan. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Croatia ayaa labo sanno ka harsan qandaraaskiisa, laakiin sida ay qoreyso Calciomercato, Milan ayaa laga yaabaa inay isku ...

Read More »

Boca Juniors oo diirada u saaran saxiixa goolhaye da,ah.

Goolhayaha Juventus Gianluigi Buffon ayaa lagu soo waramayaa inuu diirada u saaran yahay  kooxda Boca Juniors.   Buffon – waa 40 jir da ‘ah – waxa uu ku soo gabagabeynayaa dhamaadka halyeeyga kooxda Serie A isagoona saftay  651 kulan oo uu u saftay tartamada oo dhan.   Si kastaba ha ahaatee, sida laga soo xigtay Radio Continental, Boca ayaa dooneysa ...

Read More »

James Palotta: ‘Alisson kama tagayo Roma’

Madaxweynaha Kooxda Roma James Palotta ayaa ku celiyay in goolhayaha reer Brazil Alisson uusan ka tagi doonin kooxda xagaagan. Alisson ayaa si aad ah loola xiriirinayey labada kooxood ee Liverpool iyo Real Madrid, iyadoo labadoodaba ay rumeysan yihiin inay isku diyaarinayaan dalabyada dhamaadka xilli ciyaareedkan. Si kastaba ha ahaatee, Palotta ayaa ku adkeysanaya inaysan jirin fursad  uu 25 jirkaan kaga ...

Read More »

Kooxaha reer Milan Oo Ku Dagaalamaya Saxiixa xidig Ajax u ciyaara.

Kooxaha AC Milan iyo Inter Milan ayaa lagu soo waramayaa inay ku dagaalamayaan saxiixa weeraryahanka kooxda Ajax David Neres dhamaadka xilli ciyaareedkan. 21-sano jirkaan ayaa horeyba lala xiriirinayay Manchester United, Tottenham Hotspur iyo Arsenal, waxaana uu dhaliyay 12 gool, waxaana uuna caawiyay  13 gool  35 kulan oo uu u saftay Ajax xilli ciyaareedkan. Weeraryahankan ayaa ku biiray Ajax bishii Janaayo ...

Read More »

Juventus oo isha ku heysa saxiixa Filipe Luis.

Kooxda reer Taliyaani ee Juventus ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseyneyso inay u dhaqaaqdo daafaca Atletico Madrid Filipe Luis dhamaadka xilli ciyaareedkaan.   Luis ayaa ku biiray Atletico Madrid oo uu kaga soo biiray Deportivo La Coruna xagaagii 2010, waxaana uu muddo afar sanno ku qaatay kooxda Madrid ka hor inta uusan u dhaqaaqin Chelsea ka hor xilli ciyaareedka 2014-15. ...

Read More »