Home - Technology

Technology

Twitter oo xayirtay akoonno  ku dhow Hal Milyan

Sharikadda Twitter ayaa ku dhawaaqday in ay xannibtay in ku dhow hal milyan akoon oo ay la haayeen adeegsadayaasheeda kaddibmarkii uu galay tuhun dhanka Argagixisada ah. Sharikadda waxaa ay sheegtay in la joojiyay dhaq dhaqaaqa 636,248 oo akoon kaddib markii la helay in Akoonnadaasi loo adeegsado arrimo la xiriira Argagixisada. Sidoo kale Twitter waxaa ay joojisay oggolaashihii FBI-da Mareykanka ay ...

Read More »

Culimada Cilmu  nafsiga: “warbaahinta Bulshada waxaa ay kordhiyeen kalinimada”.

Muqdisho: Culimada Cilmu nafsiga ayaa markan dhaliil u keenay Warbaahinta Bulshada kaddib markii ay shaaciyeen in ay sababaan kororka ku yimaada dadka kaligood nool. Shabakadaha warbaahinta Bulshada sida Facebook,Twitter ,Instagram, Snapchat, Tumblr iyo kuwo kale ayaa dadka adeegsada ay aad u badanyihiin,waxaana loo adeegsadaa habab kala duwan. Culimadu waxaa ay sheegayaan in adeegsiga warbaahinta Bulshada oo aad maalinkiiba adeegsato laba ...

Read More »

Imaaraadka oo 2117ka u guuraya Meeraha Mars!

Dubai: Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa soo saartay mashruuc ay 2117-ka ugu guureyso meeraha 4aad ee Mars. Ku dhawaaqista Mashruucan waxaa looga dhawaaqay shirka Dowladaha Caalamka eek u soo gaba gaboobay Dubai . Waxaa ku dhawaaqay Sheekh Maxamed Bin Rashiid Al-Makhtuum oo ah hoggaamiyaha Dubai sidoo kalena ah madaxweyne ku xigeenka Imaaraadka Carabta. Waxaa uu sheegay in mar uun bani’aadamka meel ...

Read More »

Nokia 3310,oo dib ugu soo laabanaya suuqyada Caalamka

Muqdisho: Taleefanka Gacanta ee Nokia 3310,ayaa la filayaa in mar kale uu dib ugu so laabto Suuqyada Caalamka iyada oo ay taasi dhaceyso 17 Sano kaddib markii ugu horreysay ee la iibgeeyay. Sharikadda Nokia ayaa sheegtay in Taleefankan uu noqday kii ugu tayada badnaa ee ay soo saartay abid,sida ay u xustay daraasad ay soo saartay,sidoo kalena soo laabteen codsiyada ...

Read More »

Marooko Face book: Carabiga 69%, Faransiiska 67%

Marooko: Tirada dadka adeegsada afka Carabiga ee Face book ayaa ka sara-martay tirada dadka ku adeegsada Facebook-afka Faransiiska Dadka u dhashay Marooko ee barta Facebook wax ku qora iyaga oo adeegsanaya Afka Carabiga oo aad u hooseeyey labadii sano ee ugu dambeysay ayaa gaaray hadda 69%, guud ahaan dadka isticmaala baraha ay bulshadu ku xiriirto. Sida lagu sheegay Warbixin ay soosaartay kuliyadda ...

Read More »

Sharikaddii soo saartay Laptop-ka 3 shaashadlaha oo sheegtay in laga xaday!

Muqdisho-Sharikadda Razer ee soo saartay dhawaan Laptop saddex shaashadle ah ayaa ku dhawaaqday in Naqshaddii Laptopka saddexda shaashad leh laga xaday islamarkaana la la’yahay hadda. Naqshadda ayaa la dhigay Madxafka Sharikadda Razer ee Las vegas,sida ay sheegayaan mas’uuliyiinta Sharikadda. Sharikaddu waxaa ay sheegtay in naqshadda ay ahayd tii ugu horreysay ee abid tijaabo ahaan loogu guuleysto Caalamka hayeeshee la xaday ...

Read More »

Sharikad Sameysay Laptop 3 Shaashadle ah+Sawirro

Muqdisho-Sharikadda Computerada ee CES,ayaa Sanadkan 2017 soo saartay Computer Laptop ah oo saddex Shaashadood leh,halka sida caadiga ah Laptop-yada lagu yaqaan hal shaashad oo kaliya. Sharikadda oo sameysan Computerrada iyo Ciyaaraha Game-ka ee Computerrada ayaa sheegtay in nashaqaddan ay gaartay 2017ka ayna tahay tii ugu horreysay ee Caalamka oo dhan laga hindiso. Shaashadda dhexe ee caadiga ah marka laga reebo ...

Read More »

3, walxood oo aadan ka aqoon Muuska/Mooska.

Mooska/Muusku waa mid kamid ah qudaarta ku baxda Kulleylaha adduunka oo dhan. Muusku ma aha geed sida lagayaabo in dad badani u haystaan, waxa uu kamid yahay oo ku tirsan yahay dhirta nuuca Ramaaska loo yaqaan. Moosku waxa uu leeyahay waxtar cunto iyo mid qudradeed, taas oo ah sababta adduunka oo dhan loo jecel yahay cunidda  iyo Cabidda Muuska. Dhinaca ...

Read More »

Madaxda Twitter oo beeniyay in ay Hawada ka baxayaan 2017 ka

Muqdisho-Mustaqbal Radio–Madaxda Sharikadda Twitter ayaa beeniyay warar xan ah oo soo galay suuqa,kuwaas oo sheegay in qeybta Fariin qoraaleedka Twitter hawada laga saarayo Sanadka 2017ka,waxaana ay ku tilmaameen war aan sal iyo raad lahayn. Afhayeen u hadlay Twitter oo xantaas farriin uu kaga jawaabayay u diray Reuters ayaa sheegay in marnaba aysan jirin in ay ka baxayaan suuqa,waxaana uu ku ...

Read More »