Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha - Ceska Fabrigaas: oo soo iib saday Finaanad joogta £640 oo gani”

Ceska Fabrigaas: oo soo iib saday Finaanad joogta £640 oo gani”

Fabrigas ayaa kulankii Leister ka ciyaaray 80 daqiiqo isago bandhig wanagsan kasameeyay kulankaas.

Xidiga dhadka dhexe uga ciyaara Chelsea iyo xulka Spain ee Ceska Farbigaas ayaa lacag fara badan kasoo bixiyay finanad si uu uga farxiyo xaaskiisa.

Fabrigas ayaa aduun dhan  £640   gani kasoo bixiyay Finaanad aad u qurux badan oo uu ugu tala galay in uu uga farxiyo xaaskiisa Danilla Semaan oo aad u jecelyahay

Fabrigas ayaa gushii ay ka gaareen Leister iyo dib ugu so labashada Champions Lequa farxad weyn ugula dabaaldagay xaaskisa isagoo magaalada kuso warejiyay xaaskiisa Semaan isbucan ayey eheyd marki Chelsea ay 2-1 ay ku garaacday naadiga Leister City oo ka ciyaarta Horyaalka Preamer Leque.

W\Q: Maxamed Ahmed (Liyo)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*