Home - Wararka Somalia - Ciidamada Kenya oo Ceel waaq ku dilay Sarkaal katirsan Ciidanka Somaliya

Ciidamada Kenya oo Ceel waaq ku dilay Sarkaal katirsan Ciidanka Somaliya

Dagaal xoogan ayaa Saaka ku dhexmaray Gobolka Gedo Ciidamada Dowladda Somaliya iyo kuwa Kenya kadib markii ay iska shakiyeen labada Ciidan.

Ciidan ka tirsan Dowladda Kenya gaar ahaan kuwa loo Yaqaano RDU ayaa Ka soo tilaabay Xadka dhinaca Ceelwaaq waxeyna gudaha usoo galeen Magaalada iyadoo aaney jirin wax war ah oo ay iska soo hormariyeen marka ay Magaalada soo galiyeen sida horayba looga bartay.

Ciidamada Kenyan oo dhowr gaari dagaal watay ayaa Wajiyada soo duubtay, waxaana gawaaridooda ka babanayay Calanka Madow ee Al-Shabaab lagu yaqiinay sid ay Mustaqbal usheegeen Saraakiisha Ciidamada Dowladda ee ku sugan Ceelwaaq.

Ciidamada Dowladda ayaa muujiay shaki ku aadan in Ciidankan yihiin Al-Shabaab, waxeyna uyeerteen askarta kale oo xiligaa guryohooda ku maqnaa iyagoo soo buux dhaafiyay halka laga boxo Magaalada si ay isaga caabiyeen Ciidankan hadey yihiin Shabaab.

Kenyan oo iyaga dhankooda qabay cabsi ku aadan iney dhexda ugalaan Shabaab ayaa markii ay arkeen Ciidanka Dowladda oo wada ufadhiya rasaas ooda kaga rogay, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal mudo kooban socday oo geystay Khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.

Dadka dagaalka ku dhintay waxaa kamid ah Gaashaanle Dhexe Maxamed Aadan Yuusuf (ilka Case ) oo kamid ah Saraakiisha ugu firfircoon Ciidamada Xooga dalka ee ku sugan Gobolka Gedo.

Sarkaalka oo Cidanka hogaaminayay ayaa halka lagu dilay u tagay si uu u ogaado waxa ay yihiin Ciidanka Magaalada iska soo galay iyagoon laga warqabin, Isagoo mar kaliya ka war helay rasaas ku socoto, Waxa uu ugeeriyooday dhaawac ka soo gaaray rasaas ka haleeshay Miskaha..

Kenyan ayaan la ogeyn dhankooda hadii uu jiro wax khasaare ah oo ka soo gaaray dagaalka maanta ka dhacay Magaalada dhacda Xuduuda ee Ceelwaaq.

Ciidanka RDU ee Kenya ayaa udhigma kuwa Alpha Group ee Somaliya, waxeyna Xadka ka soo tilaabaan oo kaliya marka ay usodaan howlgal qorsheysan, Lama Ujeedka Saaka ay usoo galeen Magaalada, Saraakiisga Gedo ayaa Mustaqbal usheegay ineysan Sharci u heysan Ciidankan iney xadka ka soo tilaabaan maadaama Amisom aysan ka mid eheyn.

89 comments

  1. Inspiring quest there. What occurred after? Take care!

  2. Real nice post, i hope you keep posting stuffs like this, thumbs up.

  3. This is one awesome blog.Really looking forward to read more.

  4. This blog is without a doubt entertaining additionally factual. I have found many useful stuff out of this source. I ad love to return again and again. Thanks a lot!

  5. Really enjoyed this blog article.Thanks Again. Much obliged.

  6. I am so grateful for your blog article.Really looking forward to read more. Much obliged.

  7. Enjoyed every bit of your article.Really looking forward to read more. Really Cool.

  8. Im grateful for the blog article.Much thanks again. Will read on…

  9. You have made some really good points there. I looked on the net to learn more about the issue and found most individuals will go along with your views on this website.

  10. Very good blog post.Really looking forward to read more. Much obliged.

  11. You made some clear points there. I did a search on the subject matter and found most guys will consent with your site.

  12. In any case I all be subscribing to your rss feed and I hope

  13. Thanks-a-mundo for the blog article.Really thank you! Cool.

  14. Enjoyed every bit of your blog post.Thanks Again. Want more.

  15. what you have beаА аЂа•n dаА аБТ–аА аЂа•aming of.

  16. merely growing bigger Not Fake i mean, normally

  17. Incredible story there. What happened after? Take care!

  18. I think this is a real great article.Much thanks again. Much obliged.

  19. If some one wishes expert view on the topic of running a blog after

  20. Thanks-a-mundo for the blog.Really looking forward to read more. Keep writing.

  21. You made some decent points there. I did a search on the issue and found most people will consent with your website.

  22. wow, awesome post. Great.

  23. You can definitely see your enthusiasm in the work you write. The sector hopes for more passionate writers such as you who are not afraid to mention how they believe. All the time follow your heart.

  24. Muchos Gracias for your blog article.Really thank you! Great.

  25. I truly appreciate this blog post.Much thanks again. Really Cool.

  26. You are my inhalation, I have few blogs and infrequently run out from brand . Actions lie louder than words. by Carolyn Wells.

  27. Looking forward to reading more. Great article. Great.

  28. I really like and appreciate your post.Really thank you! Keep writing.

  29. Say, you got a nice post.Really thank you! Really Cool.

  30. Major thanks for the blog post.Really thank you!

  31. Really informative article post. Keep writing.

  32. Im obliged for the article post.Thanks Again. Will read on…

  33. you wish be delivering the following. unwell unquestionably come more formerly again as exactly the

  34. Very good blog article.Really looking forward to read more. Awesome.

  35. Very informative blog article.Really thank you! Great.

  36. Enjoyed every bit of your blog.Much thanks again. Fantastic.

  37. Thank you ever so for you post.Much thanks again. Really Cool.

  38. If you wish for to obtain a good deal from this piece of