Home - Wararka Somalia - Ciidamada Turkiga oo Howlgalo ka bilaabay Magaalada Afrin ee Dalka Syria.

Ciidamada Turkiga oo Howlgalo ka bilaabay Magaalada Afrin ee Dalka Syria.

Wasiirka Gaashaandhigga Turkiga ayaa Wakaaladda Wararka Turkiga ee Anadol u sheegay in Ciidamada Turkiga ee Gaaray Magaalada Cafriin ee dhacda Waqooyi Galbeed Syria ay bilaabeen Howlgalada ay halkaa u tageen.

Nurettin Canikli Wasiirka Difaaca Turkiga ayaa tilmaamay in Ciidamadooda ay feejigan yihiin, una diyaarsan yihiin sidii ay iskaga caabin lahaayeen Duruuf waliba oo soo foodsaarto.

Ujeedka ay halkaa u tageen ayuu sheegay in ay badbaadinayaan Shacabka Syria ee Madaafiicda iyo Gantaalada ay ku dhacayaan.

Kooxaha Kurdiyiinta Syria ayaa Turkiga ku dhaleeceeyey in uu wado Qorshe ay ku barakicinayaan dadka Magaalada Cafriin, waxaynta tilmaameen in tan iyo Xalay duqeymo ay ka wadaan Magaalada, taasine aysan u dulqaadan doonin, Sabarkiina uu ka dhamaaday sida ay hadalka u dhigeen.

Xoogagga Kurdiyiinta ee Yekîneyên Parastina Gel loona soo gaabiyo (YPG)  waxay sheegeen in tan iyo xalay 70 duqayn ay halkaasi ka dhacday.

Turkiga ayaa bilooyinkii ugu dambeeyey ku hanjabaye in dagaalyahanada YPG ay ka saari doonaan Magaalada Cafrin, oo ay haysteen tan iyo Sanadkii 2012-kii.

Dowladda Turkiga Dagaalyahanadaan u aqoonsan in ay kamid yihiin kooxaha Argixisada, kana soo horjeeda Danaha iyo Hormarka Turkiga, Waxayna ugu dambeyn iyagoo Kaashanaya Ciidamada Ruushka ay faraha la galeen Dagaalada ka dhanka ah Kooxdaan.

Magaaladaan Dhacda Waqooyi Galbeed ee Syria waxaa ka barakacay dadkii ugu badnaa ee deegaansanaye, kadib markii ay u adkeysan waayeen Madaafiicda iyo Diyaaradaha Duqeynaya.

160 comments

  1. This website definitely has all of the information and facts I wanted concerning this subject and didn at know who to ask.

  2. There is definately a great deal to find out about this subject. I really like all of the points you ave made.

  3. Some truly superb posts on this internet site , regards for contribution.

  4. pretty useful material, overall I imagine this is worth a bookmark, thanks

  5. Thanks so much for the blog article.Thanks Again. Will read on click here

  6. I truly appreciate this blog article.Really looking forward to read more. Fantastic.

  7. Very neat blog post.Thanks Again. Will read on…

  8. I think this is a real great blog article. Will read on

  9. Looking forward to reading more. Great post.Really thank you! Cool.

  10. Useful information. Fortunate me I found your site by accident, and I am shocked why this coincidence did not happened earlier! I bookmarked it.