Home - Wararka Somalia - Ciidanka Jubaland iyo Al-shabab oo ku dagaallamay Sanguuni

Ciidanka Jubaland iyo Al-shabab oo ku dagaallamay Sanguuni

Saraakiisha dhinaca Amniga Maamulka Jubaland ayaa sheegay in ay la wareegeen saldhig ay Ciidamo ka tirsan Al-shabaab ku lahaayeen inta u dhaxeysa Jilib iyo Buulo Guduud.

Weerarka ayaa markii hore ku billowday duqeyn loo geystay saldhigga kaddibna ay Ciidamo lugta ah oo ka tirsan Jubaland ku galeen degaankaas.

Mukhtaar Maxamed Cabdi Raamsade oo ka mid ag Saraakiisha Ciidamada Jubaland ayaa u sheegay Idaacadda Mustaqbal in saaka ay la wareegeen degaankaas.

Waxaa uu sheegay in khasaare dhimasho iyo dhaawac ah u geysteen Ciidamada Al-shabaab ee ku sugnaa Tuulada Baar Sanguuni,halkaas oo uu sheegay in mid ka mid ah Saldhigyada Al-shabaab lagu bur buriyay.

Mukhtaar waxaa uu sheegay in howlgalka oo ay ka qeybgaleen Ciidamo is baheysanaya uu qeyb ka yahay howlgalka ay Jubaland dhinaceeda uga qaadday Al-shabab.

Gaadiid iyo Saanad Milatari ayuu sheegay in ay ku furteen Saldhiggaas,iyada oo dhinaca Al-shabaab aysan wali ka hadlin sheegashada dhinaca Maamulka Jubaland.

4 comments

  1. Hello there, what do you think with regards to happy new year greeting? Pretty trendy matter, isn’t it?

  2. I was conversing with a buddy of my own around this info and also regarding Arvind Pandit Kansas as well. I think you made a few very good points in this case, we’re excited to find out more material from you.

  3. Can I just say what a relief to seek out somebody who actually knows what theyre talking about on the internet. You undoubtedly know easy methods to bring an issue to gentle and make it important. More people need to read this and understand this aspect of the story. I cant consider youre no more in style because you definitely have the gift.

  4. Hi there would you mind letting me know which web host you’re working with? I’ve loaded your blog in 3 different internet browsers and I must say this blog loads a lot faster then most. Can you suggest a good internet hosting provider at a honest price? Thank you, I appreciate it!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*