Home - Wararka Somalia - Ciidanka Puntland oo howlgal ka wada Buuraleyda Galgala

Ciidanka Puntland oo howlgal ka wada Buuraleyda Galgala

Howlgaladaan ayaa daba socda kadib dagaal u dhaxeeyey Ciidamada Puntland iyo Al-Shabaab oo shalay galinkii dambe ka dhacay Deegaanada Buuraleyda Galgala.

Ciidamada Puntland ayaa Howlgalka badi ka wada Wadooyinka Gala Buuraleyda oo ay ka baarayaan Miinooyin.

Al-Shabaab oo sheegtay Dagaalkii shalay waxay sheegeen in ay ku dileen 4-askari oo uu ku jiro sarkaalkii Ciidanka watay, ayna Dhaawaceen 5-askari oo katirsan Ciidamada Puntland ee ka howl gala Buuraleyda Galgala.

Maamulka Puntland ayaa Ciidamo Dheeraad ah Geeyey Gobolka Bari gaar ahaan Buuraleyda Galgala, Saraakiisha Puntland waxay sheegeen in ay kordhinayaan howlgalada ka dhanka ah.

Puntland ayaa maalin ka hor sheegtay in ay gacanta ku dhigtay Doon hub u wadday Daacishta ku sugan degaannada Puntland gaar ahaan Buuraha Gobolka Bari,iyada oo doontaas la sheegay in ay ka timid dhinaca dalka Yemen.

64 comments

  1. The top and clear News and why it means a lot.

  2. Thanks for the article post.Much thanks again. Will read on

  3. I will immediately seize your rss as I can not find your e-mail subscription hyperlink or e-newsletter service. Do you have any? Please permit me realize in order that I may just subscribe. Thanks.

  4. simply how much time I had spent for this info! Thanks!

  5. There is noticeably a bundle to identify about this. I feel you made various nice points in features also.

  6. Keep up the wonderful piece of work, I read few blog posts on this web site and I believe that your site is real interesting and has got bands of wonderful information.

  7. Im thankful for the post.Thanks Again. Much obliged.

  8. Just desire to say your article is as surprising.

  9. Seriously.. thanks for starting this up. This web

  10. Louis Rams on Saturday in San Diego, as he led the Seahawks to a winning season and for the year.

  11. Keep up the great work , I read few posts on this web site and I believe that your website is rattling interesting and has bands of good info.

  12. Wonderful story Here are a couple of unrelated information, nonetheless actually really worth taking a your time to visit this website

  13. Your style is really unique in comparison to other folks I have read stuff from. I appreciate you for posting when you ave got the opportunity, Guess I all just book mark this web site.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*