Home - Barnaamijyo - Ciyaaraha - Cristiano Ronaldo: Oo Aabe Noqday Markii Afaraad”

Cristiano Ronaldo: Oo Aabe Noqday Markii Afaraad”

W/D: ( @AbdulahiHusein_  ) Cristiano Ronaldo ayaa markii afraad aabe noqday kadib markii uu hadda ku dhawaaqay in Georgina Rodriguez  ay u dhashay ilmihii afraad ee uu aabe u noqdo, wuxuuna Ronaldo malaayiinta qof ee aduunka barihiisa bulshada kaga xidhan uu u soo bandhigay sawirka saaxiibadiisa Georgina Rodriguez  oo cisbtaal ku jirta isla markaana uu la joogo wiilkiisa Cristiano Jr.

Georgina Rodriguez ayaa markii ugu horaysay aabe u noqday mid ka mid ah caruurtiisa oo la garanayo hooyada dhashay waxaana nasiibkan kaga duwanaatay carruurta kale ee uu Ronaldo dhay Alana Martina oo ah inanta ama gabadhada uu Ronaldo hadda ku dhawaaqay in ay qoyskiisa ku soo biirtay.

Georgina Rodriguez oo 22 sano jir ah ayaa loola cararay cisbitaalka Hospital Quiron Universal oo ku yaal magaalada Madrid si ay halkaas ugu soo umusho wuxuuna intii aanu Ronaldo warkan ku dhawaaqin uu wargayska sida wayn loo ixtiraamo ee El Espanol uu shaaciyay in hawsha dhalmada Rodriguez uu masuul ka yahay dhakhtarka Ines Tamarit kaas oo takhasus gaar ah u leh dhalmada iyo hooyada.

Cristiano Ronaldo ayaa hore u lahaa saddex carruur ah balse waxay ahaayeen carruur aan la mid ahayn inanta hadda u dhalatay ee Alana Martina maadaama oo ay ku yimaadeen qaabka bacriminta ee dumarka caruurta loogu dhex beero iyada oo kiro la siinayo.

Crisitano Ronaldo oo warka dhalashada Alana la wadaagayay 63.6 milyan qof ee bartiisa twitterka ku xidhan ayaa sawirka sare waxa uu soo raaciyay qoraalkan: “Alana Martina  hadda ayay dhalatay! Geo iyo Alana aad ayay uf ician yihiin! dhamaantayo aad ayaanu u faraxsanahay”.

5 comments

  1. Howdy can you let me know which blogging platform you are using? I’m seeking to start off my website on thai lottery magic tips very soon though I am having difficulties deciding.

  2. Thanks for sharing this, I bookmarked the website. I am also in search of tips on getapk, are you aware the place where I could find one thing like this? I will come back very soon!

  3. There are actually terrific developments on the design of this site, I really love this! My site is dealing with Arvind Pandit and certainly, there are a lot of stuff to do, I am currently a novice in web design. Take good care!

  4. You have some really good posts and I believe I would be a good asset. I’d absolutely love to write some articles for your blog in exchange for a link back to mine. Please send me an e-mail if interested. Kudos!

  5. Thanks for every other fantastic post. The place else may just anyone get that type of information in such a perfect method of writing? I’ve a presentation subsequent week, and I am at the search for such information.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*