Home - Barnaamijyo - Dhageyso: Barnaamijka Dhambaalka Iyo Salaamaha

Dhageyso: Barnaamijka Dhambaalka Iyo Salaamaha

Muqdisho:- Mustaqbal-Radio–Barnaamijka Dhambaalka iyo Salaamaha oo ah barnaamij Totobaadle ah, waxaad ka dhageysan kartaa Idaacadda Mustaqbal ee magaalada Muqdisho maalin Walbaa oo Jimco ah 4:00 AM. Ama Galabnimo.

Barnaamijkaan Waxaan ku baahinaa Tahniyadaha Arooska,Meherka,Dhalashada iyo Salaamaha.

Hadii aad dooneyso in laguu aqriyo Warqad Tahniyad ah Fadlan ku soo dir Mustaqbalmc@gmail.com

Halkaan ka dhageyso Barnaamijka Waxaa wada jir u soo jeedinaya 

Cabbaas Xuseen Muuse iyo Hibo Maxamuud Cali.

      BAR DHAMBAALKA IYO SALAAMAHA ,26-08-2016