Home - Wararka Somalia - Dhageyso: Madaxweynaha Galmudug oo Cadaado laga Mamnuucay.

Dhageyso: Madaxweynaha Galmudug oo Cadaado laga Mamnuucay.

Waxaa Caawa Magaalada cadaado ee Gobolka galgaduud Kulan degdeg ah ku yeeshay Odayaasha dhaqan beesha Cadaado, waxeyna uga hadleen Munaasabadii maanta ka dhacday Dhuusa-Mareeb ee Xarunta Galmudug.

War Saxaafadeed ay soo saareen Odayaasha Beesha Cadaado oo ka koobnaa dhowr qodob ayaa Waxaa Saxaafada u aqriyay Nabadoon Qaasim Maxamuud oo sheegay iney uxiranyihiin Deegaanada laga soo galo cadaado aanan la ogoleynin Shirar lagu taageerayo munaasabadii Dhuusa-Mareeb.

Waxa ay cadaado ka mamnuuceen inuu tago ama Safar ku maro Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele (Xaaf), waxey kaloo sheegeen ineysan Madaxweynenimo u aqoonsaneyn Mudane Xaaf.

Odayaasha Caawa ku shiray Magaalada cadaado ayaa sidoo kale sheegay in Madaxa Xukuumada Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan aysan u aqoonsaneyn inuu ka midyahay Madaxda Galmudug.

Odayaashan ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Dowladda Somaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada ineysan aqbalin wixii maanta ka dhacay magaalada Dhuusa-Mareeb oo ayba Goobjoog ahaayeen.

Dhageyso War Saxaafadeedka Odayaasha Beesha Cadaado:

      warsaxafadeed odyaasha cadaado waxaa aqrina khaasim maxamuud

 

 

114 comments

  1. Looking forward to reading more. Great blog article. Awesome.

  2. A big thank you for your article. Much obliged.

  3. I appreciate you sharing this article.Really looking forward to read more. Great.

  4. Thanks-a-mundo for the blog.Really thank you! Want more.

  5. When the product is chosen, click the Images option accessible within the Item Information menu to the left.

  6. I am so grateful for your blog.Really looking forward to read more. Keep writing.

  7. I really liked your blog article.Really looking forward to read more. Great.

  8. It as hard to come by educated people about this subject, however, you sound like you know what you are talking about! Thanks

  9. A round of applause for your article post. Great.

  10. Usually I do not learn post on blogs, but I wish to say that this write-up very pressured me to try and do it! Your writing taste has been amazed me. Thank you, very great article.

  11. Thanks-a-mundo for the post.Really thank you! Much obliged.

  12. you might have a fantastic weblog here! would you like to make some invite posts on my weblog?

  13. you may have an incredible weblog right here! would you like to make some invite posts on my blog?

  14. Wow, great blog article.Really thank you! Will read on…