Home - Galmudug - Dhuusamareeb: Cabdullaahi Faarax Weheliye oo ku guuleystay doorashada
Wasiiru-dowlaha wasaaradda Arrimaha gudaha Mudane Cabdullaahi Faarax Weheliye

Dhuusamareeb: Cabdullaahi Faarax Weheliye oo ku guuleystay doorashada

Doorashada Kursigii ugu dambeeyay ee Golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta ka dhacday magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug.

Doorashadan waxaa ugu cad caddaa Cabdullaahi Faarax Weheliye  oo ah Wasiiru dowlaha Wasaaradda arrimaha gudaha Xukuumadda Soomaaliya iyo Maxamed Cilmi Afrax oo horay ugu tartamay Madaxweynaha Galmudug sidoo kalena noqday Wasiirka Qorsheynta Galmudug.

Doorashada waxaa sidoo kale kula tartamayay Cabdullaahi Xersi,waxaana natiijada noqotay sidan hoos ku xusan

Cabdullaahi Faarax Weheliye 28; Cod
Maxamad Cilmi Afrax 17; Cod
Cabdullaahi Xersi 3, Cod
Waxaa xumaaday 3; Cod.

Cabdullahi Faarax Weheliye ayaa wareegga 1aadba helay codad ku filan oo ah 28,sidaas ayuu ku noqday Xildhibaanka ugu dambeeyay ee ku biira Golaha shacabka Soomaaliya.

5 comments

  1. Thanks for sharing, this is a fantastic article post.Really thank you! Great.

  2. Very informative article.Really looking forward to read more.

  3. Fantastic blog article. Want more.

  4. This is one awesome article.Really looking forward to read more. Great.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*