Home - Wararka Somalia - Diyaarado xalay duqeyn ka geystay Sh.hoose

Diyaarado xalay duqeyn ka geystay Sh.hoose

Diyaarado dagaal ayaa xalay duqeyn ka geystay degaanka Awdheegle ee Gobolka Shabeelaha hoose iyada o khasaare isugu jira dhiasho iyo dhaawac uu ka dhashay weerarkaas.

Qof ka mid ah Dadka degaanka ayaa u sheegay Idaacadda Mstaqbal in la beegsaday Gaari ay wateen rag ka tirsan Al-shabaab isamarkaana gaarigaaskaliya uu ka badbaaday wadihii gaariga oo lugahiisa ku baxsaday.

Waxaa uu gobjoogaha intaas ku daray in 4 Qof oo shacab ah oo weerarkaas ku dhaawacmay ay saaka keeneen Magaalada  Muqdisho,kuwaas oo isla xalay ku hoyday Degmada Afgoye.

Waxaa uu sheegay in dadka rayidka ah ay ka kobanyihiin labo Carruur ah,Haweeney iyo Qof rayid ah,kuwaaas oo xilliga weerarka ku sugnaa guri ay ku leeyihiin goobta uu weerarka ka dhacay.

Weerarkan waa kii ugu horreeyay ee Bishan October laga wariyo gudaha Soomaaliya,waxaana uu u soo beegmayaa iyada oo 14kii Bishan weerar ka dhacay Muqdisho oo qarax loo adeegsaday ay ku dhinteen dad ka badan 300 oo Qof.

3 comments

  1. Thank you so much for discussing this info, I bookmarked this webpage. I’m also trying to find details on double glazed window styles, do you know where I might find a thing such as this? I will be back in the future!

  2. hello!,I really like your writing very much! share we keep in touch extra approximately your post on AOL? I need an expert in this house to solve my problem. May be that is you! Taking a look forward to see you.

  3. Excellent post. I was checking continuously this weblog and I’m inspired! Extremely useful information specifically the closing phase 🙂 I care for such info much. I was looking for this certain information for a very lengthy time. Thanks and good luck.