Home - Wararka Somalia - Dowladda Somaliya oo deg deg u soo daabaceysa lacag cusub

Dowladda Somaliya oo deg deg u soo daabaceysa lacag cusub

Ra’islawasaare ku xigeenka XUkuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay si dhaqsi ah u soo daabaceyso lacag cusub oo uu dalku yeesho si wax loogaqabto lacag la’aanta ka jirta dalka.

Waxaa uu Ra’islawasaare ku xigeen Mahdi sheegay in Dowladda iyo Ganacsatada ay kulan qaateen la iskuna fahmay in aan canshuuraha la kordhin laakiin dakhliga la kordhiyo.

Siyaabaha dakhliga lagu kordhinayo ayuu sheegay in ay ka mid tahay wax ka qabashada kalluumeysiga sharci darrada ah,isaga oo soo qaatay in diiwaan gelinta Ganacsatada ay qeyb ka tahay dakhli kordhinta.

Waxaa kale oo uu intaas ku daray in ilaha dhaqaalaha ee dowladda wax soo saarkooda la xoojinayo si loo kordhinayo canshuuraha dakhligana u kordho.

Mahdi Maxamed Guuleed waxaa uu lacagta cusub sheegay in ay noqon doonto shilin Soomaali fudud oo qudaarta,Caanaha iyo wixii la mid ah lagu iibsan karo lagana gudbayo lacagta doollarka ah ee hadda ay dadka u badanyihiin adeegsigeeda.

Lacagta kunka shilin ee hadda taalla ee duugga ah  ayuu sheegay in la xareynayo kaddibna ay dowladda dhexe lacagta cusub gelineyso suuqa .

Wasaaradda Malaiyadda,Guddiga maaliyadda iyo Bangiga dhexe ayuu sheegay in ay ku howllanyihiin ka shaqeyna lacagta cusub oo sida ugu dhaqsiyaha badan ay dowladda ugu dadaaleyso in ay soo daabacdo.

57 comments

  1. I’m truly enjoying the design and layout of your
    site. It’s a very easy on the eyes which makes it much
    more pleasant for me to come here and visit more often. Did you hire out a developer to create your theme?
    Exceptional work!

  2. Hi it’s me, I am also visiting this web page regularly, this website is genuinely pleasant and the users are
    actually sharing nice thoughts.

  3. Hello there! Quick question that’s completely off topic.
    Do you know how to make your site mobile friendly?

    My website looks weird when browsing from my iphone
    4. I’m trying to find a theme or plugin that might be able
    to resolve this problem. If you have any suggestions, please share.

    Thank you!

  4. It’s a pity you don’t have a donate button! I’d definitely
    donate to this fantastic blog! I guess for now i’ll settle for book-marking and adding your RSS feed
    to my Google account. I look forward to new updates and will share this website with
    my Facebook group. Talk soon!

  5. I every time spent my half an hour to read this website’s posts all the time along with a mug of coffee.

  6. Hi, Neat post. There’s a problem together with
    your web site in internet explorer, could test this?

    IE still is the marketplace leader and a huge component of folks will omit your excellent writing because of this problem.