Home - Wararka Somalia - Fanaanadda Guduudo Carwo oo ku geeriyootay Hargeysa

Fanaanadda Guduudo Carwo oo ku geeriyootay Hargeysa

Shamis Abuukar Ismaaciil (Guduudo Carwo);  ayaa saaka ku geeriyootay Magaalada Hargeysa ee Maamulka Somaliland,sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya.

Fanaanaddan ayaa ah Haweeneydii ugu horreysay ee Soomaali ah oo Af-Soomaali ku heesta Sanadkii 1950kii waxaana ay heesahaas ka bixi jireen Radio Hargeysa.

Filo Taariikhda iyo xogta Guduudo Caro oo dhameystiran dhawaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*