Home - Wararka Somalia - Golaha shacabka oo maanta dib u eegis ku sameynaya Wasiir Xoosh

Golaha shacabka oo maanta dib u eegis ku sameynaya Wasiir Xoosh

Golaha shacabka ee Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay yeelanayaan mid ka mid ah kulamada XIldhibaannada ee caadiga ah,.waxaana ajendihiisa uu noqonayaa go’aanka laga qaadanayo codsiga Wasiirka dastuurka  ee dib u dhaca imaanshihiisa golaha shacabka.

Xildhibaannada ayaa xalay loo diray farriin muujineysa in kulanka maanta uu ajendihiisu yahay go’aan ka gaaridda qaraarka ay golaha shacabka ka qaadanayaan cudur daarka Wasiir Xoosh oo sheegay in 11ka August oo hor imanayo baarlamaanka islamarkaana uu xaalad caafimaad u aaday kenya.

Kulankii ugu dambeeyay ayey Xildhibaannada ku kala qeybsameen go’aanka laga qaadanayo wasiir Xoosh waxaana cod la geliyay ka soo baxday in XIldhibaannada ay isku raaceen in aan cudur daarkiisa la aqbalin iyada oo kuwo kalena ay diideen,

Guddoonka ayaa guddiyada joogtada ah ee golaha shacabka u saaray in ay go’aan ka soo gaaraan tallaabada la qaadayo,waxaana la filayaa in kulanka maanta uu noqdo mid ay xildhibaanada wax isaga weydiiyaan go’aanka laga gaarayo Wasiirka Dastuurka Soomaaliya,kaas oo loo ehysto in uu sheegay hadal liddi ku ah go’aan gole shacab.

60 comments

  1. There’s certainly a great deal to find out about this topic.
    I really like all of the points you have made.

  2. Hmm is anyone else having problems with the images on this blog loading?
    I’m trying to determine if its a problem on my end
    or if it’s the blog. Any feed-back would be greatly appreciated.

  3. With havin so much content do you ever run into any problems of plagorism or copyright violation? My site has
    a lot of unique content I’ve either authored myself or outsourced but it seems a lot of
    it is popping it up all over the internet without my permission. Do you know
    any methods to help stop content from being ripped off?
    I’d definitely appreciate it.

  4. I am sure this piece of writing has touched all the
    internet viewers, its really really pleasant piece of writing on building up new webpage.

  5. You actually make it seem so easy with your presentation but I find this topic to be actually something that I
    think I would never understand. It seems too complicated and very broad
    for me. I’m looking forward for your next post, I will try to
    get the hang of it!

  6. Hi there! Do you know if they make any plugins to assist with SEO?
    I’m trying to get my blog to rank for some targeted keywords
    but I’m not seeing very good results. If you know of
    any please share. Kudos!

  7. Awesome! Its truly awesome post, I have got much clear idea about from this post.

  8. Link exchange is nothing else except it is simply placing the other person’s webpage link on your page at appropriate place and other person will also do same in favor
    of you.

  9. I blog quite often and I really thank you for your information. The article
    has really peaked my interest. I am going to take a note
    of your website and keep checking for new information about once
    per week. I subscribed to your Feed as well.

  10. We absolutely love your blog and find the majority
    of your post’s to be exactly I’m looking for.
    Does one offer guest writers to write content for you personally?
    I wouldn’t mind composing a post or elaborating
    on a number of the subjects you write in relation to
    here. Again, awesome weblog!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*