Home - Wararka Somalia - Guddiga Nabad gelyada Puntland iyo Galmudug oo soo saaray 4;Qodob

Guddiga Nabad gelyada Puntland iyo Galmudug oo soo saaray 4;Qodob

Guddiyada nabad gelyada ee Maamullada Puntland iyo Galmudug oo maanta ku shiray magaalada Gaalkacyo ayaa soo saaray afar qodob oo wax looga qabanayo colaadda gobolkaas ka jirta.

Qodobada ka soo baxay shirka maanta ayaa waxaa ka mid ah;

1-In la sii wado heshiiskii iyo wadahadalkii nabaddeed ee horey u socday

2-Guddiyadii Nabadgelyada in lasoo nooleeyo oo ay shaqadoodii sii wadaan

3-Ciidanka isku dhafka ah inuu shaqeeyo oo shaqadii loo xilsaaray qabtaan

4-In ka hadalka saxaafadda loo adeegsado wax dadka anfacaya ee aan wax dhib ah laga sheegin.

Heshiisyo dhowr jeer dhexmaray maamullada Puntland iyo Galmudug ayaan wali u dhaqan gelin sidii loogu talagalay iyada oo ay soo laalaabanayaan colaadaha u dhaxeeya dadka reer Miyiga ah.

52 comments

  1. Wow, incredible blog structure! Ꮋow lengthy have yⲟu been running a blog for?
    ʏoս make blgging ⅼook easy. Tһe total look
    of your web site іs magnificent, as neatly aѕ tһe content!

  2. Good day very cool blog!! Man .. Beautiful ..
    Wonderful .. I will bookmark your website and take the feeds additionally?
    I am satisfied to find a lot of helpful info here in the publish, we’d like work out extra techniques in this regard,
    thank you for sharing. . . . . .