Home - Wararka Somalia - Hargeysa: Nin dhimirka looga jiro oo Dad ku dilay Maqaayad

Hargeysa: Nin dhimirka looga jiro oo Dad ku dilay Maqaayad

Hargeysa: Ugu yaraan hal Qof ayaa geeriyooday halka mid kalena uu dhaawac ka soo gaaray kaddib markii Nin dhimirka looga jiro uu Middi ku weeraray dad ku sugnaa Maqaayad ka mid ah kwua Magaalada Hargeysa.

Ninka oo adeegsanayay Middi ayaa dilay hal qof oo ka mid ahaa dadkii Maqaaxida ku shaahayay mid kalena waxaa uu u geystay dhaawac.

Ciidanka Booliska ayaa gaaray goobta waxaana ay xireen Ninkii iyo Goobtii uu shilka ka geystayba,Booliskuna wali kama warbixin shilka ka dhacay magaalada Hargeysa.

Ad

Fikirkaada ka dhiibo