Home - Wararka Somalia - Heerka waxbarasho ee xubnaha Guddiga dib u eegista Dastuurka

Heerka waxbarasho ee xubnaha Guddiga dib u eegista Dastuurka

Xubno ka tirsan Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa loo magacaabay Guddiga dib u eegista Dastuurka Kumeel gaarka ah ee Soomaaliya.

Xildhibaannadan oo ka kala tirsan Golaha shacabka iyo Aqalka sare ayaa ka kooban toban xubnood oo min shan uga kala yimid Golaha shacabka iyoa qalka sare ee Dalka.

haddana Xeerka Waxbarasho ee Xubnaha guddigan ayaa idin soo gudbineynaa,waxaana diyaariyay Bogga Wakiil oo doorashooyinka ka faallooda.

Hoos waxaa ku xusan magacyada tobanka xubnood ee guddiga dib u eegista Dastuurka ku meel gaarka ah ee Soomaaliya.

Labo ka mid ah waxaa ay heystaan darajada 2aad ee Jaamacadda halka saddex ay heystaan darajada 1aad ee heerka jaamacadeed,sidoo kale labo kale ayaa heysta Qibrad Ciidan,halka labona ay heystaan shahaaddada diploma,sidoo kale qof ka mid ah ayaa heysta duqgsi sare.

 

Ad